Lamaanihii isku Guursaday Codaynta.... Sheeko Xiiso leh

0
Sunday February 16, 2020 - 14:11:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 831
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lamaanihii isku Guursaday Codaynta.... Sheeko Xiiso leh

    Bauchi Nigeria(Xogreebnews)- Qiso Jacayl ah oo Xiiso badan, ayaa shalay 14-kii Feb, ka dhacday Gobolka Bauchi ee Nigeria, Kadib markii ay haweenay dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Khadiija,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bauchi Nigeria(Xogreebnews)- Qiso Jacayl ah oo Xiiso badan, ayaa shalay 14-kii Feb, ka dhacday Gobolka Bauchi ee Nigeria, Kadib markii ay haweenay dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Khadiija,
Bauchi Nigeria(Xogreebnews)- Qiso Jacayl ah oo Xiiso badan, ayaa  shalay 14-kii Feb, ka dhacday Gobolka Bauchi ee Nigeria, Kadib markii ay haweenay dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Khadiija, ay wada jeclaadeen laba Wiil oo dhalinyaro ah, kuwasoo lagu kala magacaabo Ibraahim iyo Inusa.
Hadaba mucjisada Xiisaha u yeeshay qisadan jacaylka ah, ayaa ah kaddib markii ay khadija u tagtay odayaasha deegaankeeda, isla Markaana ka dalbatay inay labaad Wiil si cadaaladda kii ku guleysan lahaa loo kala saaro.
Odeyaasha magaalada Giade, ee Gobolka Bauchi Nigeria, ayaa u qabtay labadii Wiil tartan dooraasho oo xalaala, waxana loo qaaday codka dadweynaha deegaanka, sidaasna waxa lagu kala saaray  labadii Nin ee ku tartamay helista khadiija, waxanay odeyaashi qabteen doorasho, iyadoo uu ku guuleystay Inusa oo  helay tirada ugu badan codadkii dadku bixiyeen, waxana hada  khadija guursaday Ninkii hantiyey oo lagu magacaabo Inusa, dadka Deegaanka ku dhaqan, ayaa ah kuwo Islam ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured