Waxaanu Gacanta ku haynaa 3Qof oo looga shakisan yahay Dilal.”Taliyaha Booliiska

0
Saturday June 22, 2013 - 19:23:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1076
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaanu Gacanta ku haynaa 3Qof oo looga shakisan yahay Dilal.”Taliyaha Booliiska

    Hargeysa(xogreebnews.com) Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland General Cabdilaahi Fadal Iiman

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com) Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland General Cabdilaahi Fadal Iiman “Waxaanu Gacanta ku haynaa 3Qof oo looga shakisan yahay Dilal.”Taliyaha Booliiska
Hargeysa(xogreebnews.com) Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland General Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa Sheegay in Gacanta ay ku dhigeen Dadkii ka Danbeyey Falalkii lagu dilay 2Haween ah oo lagu kala Dilay Xafadaha Jig-jigayar iyo Xafada Star, Wax kale oo uu sheegay Taliyuhu in hawlgalo ay Ciidanka Boolisku qaadeen ku soo qabqabteen 48dhalinayro ah oo lagu eedeyey in ay habeenkii Magaalada Hargeysa dhibaatooyin ka geeystan isaga oo xusay in 2Billood ay maxkmada Hargeysi Xukuntay.

Taliyaha Ciidanka Boolisku Wax kale oo uu sheegay in ay Gacanta ku soo dhigeen Shabakadihii dadka Tahriibin jiray waxaanu xusay in 11 Qof ay Hawlgalo ku soo qabteen Maxkamadina ay kaga socoto Magaalada Gabiley, Wax kale oo uu Tilmaamay in Ciidanka Bolisku ay Reerahoodu u soo celiyeen Caruur badan oo gadhaysa illa 160qof oo doonayey in ay tahriiban.
Taliyuhu Wuxu yidhi”Gabadhii Mindida lagu dilay ee xafada Jig-jigayar waxanu Xallay u soo qabaney 2nin oo ku eedeysan Falkaasi ciidanku waxay soo qabteen Xallay, Halka Gabadh lagu dilay Star iyada wax loo soo qabtay haweynay lagu eedeyey dilkaasi.”Ayuu yidhi.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured