WASIIR GEEL JIRE OO LA SOO HELEY AQAL UU KA IIBSADAY DALKA CANADA IYO DAREENADDA KA DHASHAY

0
Saturday June 22, 2013 - 18:59:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1070
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WASIIR GEEL JIRE OO LA SOO HELEY AQAL UU KA IIBSADAY DALKA CANADA IYO DAREENADDA KA DHASHAY

    Ottawa(xogreebnews.com) Xukuumadan uu hogaamiyo madaxweyne axmed siilaanyo ayaa markay mucaaridka ahayd waxay ku dhaleecayn jireen xukuumadii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ottawa(xogreebnews.com) Xukuumadan uu hogaamiyo madaxweyne axmed siilaanyo ayaa markay mucaaridka ahayd waxay ku dhaleecayn jireen xukuumadii
Ottawa(xogreebnews.com) Xukuumadan uu hogaamiyo madaxweyne axmed siilaanyo ayaa markay mucaaridka ahayd waxay ku dhaleecayn jireen xukuumadii dahir rayaale inay guryo dibadaha dalka ka iibsadeen hasayeesheee wasiirada xukuumadan siilaanyo ayaa haatan bilaabay inay qasriyo ka jeexdaan wadamada qurbaha sawirka halkan idiinka muuqdaa waa guri uu wasiirka kaluumaysiga iyo khayraadka somaliland mudane cabdilaahi geeljire ka iibsaday dalka kanada gaar ahaan waxuu ku yaalaa barhaveen in ottawa ontario waxaana gurigan uu iibsadey mudaduu wasiirka ahaa qiimishiisuna waa 480,000$(afar boqol iyo sideetan kun oo dollar) lacagtiisana waa la bixiyay.



Waxaana haatan ka dhex jira golaha wasiirada xukuumada siilaanyo inay ku tartamaan guryaha laga dhisanayo qurbaha .
Arintan ayaa ahayd waxyaabahay ku dhaleecayn jireeen xukuum,adii daahir rayaale kaahin hasayeeshe gadaal ay
Iyagu ka bilaabeen tanina waxay waxba kama jiraan ka dhigaysaa la dagaalankii musuqmaasuqa ee siilaanyo ku hadaaqi jiray



Waxaanu haynaa oo kale guragani halka uu ku yaalo iyo guriga nambarkiisa balse intaasi ma dooneyno inaanu hada idiinsoo bandhigno waayo waa arimo noo gaara,waxaanu dhawaan soo gudbin doonaa guryo London ku yaal oo sadex guriya iyo laba guri oo bristol ku yaal oo aanu dhawaan idiin soo wadno.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured