Madaxtooyada oo looga fadhiyo Asbaabta keentay in wasiirka Maaliyadu Laba Xil isku Qabto Faalada Waaqaca iyo fiirada Saxaafada Suxufi Sagax

0
Friday June 07, 2019 - 19:48:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 915
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxtooyada oo looga fadhiyo Asbaabta keentay in wasiirka Maaliyadu Laba Xil isku Qabto Faalada Waaqaca iyo fiirada Saxaafada Suxufi Sagax

    Madaxtooyada oo looga fadhiyo Asbaabta keentay in wasiirka Maaliyadu Laba Xil isku Qabto Faalada Waaqaca iyo fiirada Saxaafada Suxufi Sagax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxtooyada oo looga fadhiyo Asbaabta keentay in wasiirka Maaliyadu Laba Xil isku Qabto Faalada Waaqaca iyo fiirada Saxaafada Suxufi Sagax
Distoorka qaranka somaliland ayaa waxa uu qayrul sharci ka dhigayaa in  masuul xil qaran haya xil qaran oo labaad loo igmado isagoo xilkii hore aan iska casilin ama aan laga badalin. Sida la sheegayo wasiirka maaliyada somaliland sacad cali shire ayaa la sheegayaa in si kumeel madaxwayne muuse biixi ugu magacabay xilka wasiirka qorshaynta qaranka oo wasiir shibiin arin caafimad ugu baxay dibada. Arinkan oon ilaa hada si rasmi ah aan lon  ogayna asbaabta dhabta ah ee  keentay in iyado wasir kuxigenki qorshayntu mr xusen buuni jogo xilka wasaaradaasi logu  magacabay wasir sacad ahna wasirka  qorshaynta taas oo madaxtooyada looga fadhiyo inay umada  u cadayso baahida  keentay dhacdadan  ugubka ku  ah nidaanka xukuumada somaliland.
La soco qaybaha Dambe.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured