"Madaxweyne Muuse Biixi waxaan leeyahay Berbera laba arrimood baa lagu maala. Tolniimo iyo Xidid Labadiiba waad isku haysataaye ha u joojin". Siyaasi Cabdiqaadir Cukaashe oo kamid ah, masuuliyiinta sar-sare ee Xisbiga Waddani

0
Tuesday May 28, 2019 - 04:23:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1540
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Madaxweyne Muuse Biixi waxaan leeyahay Berbera laba arrimood baa lagu maala. Tolniimo iyo Xidid Labadiiba waad isku haysataaye ha u joojin". Siyaasi Cabdiqaadir Cukaashe oo kamid ah, masuuliyiinta sar-sare ee Xisbiga Waddani

    "Madaxweyne Muuse Biixi waxaan leeyahay Berbera laba arrimood baa lagu maala. Tolniimo iyo Xidid Labadiiba waad isku haysataaye ha u joojin". Siyaasi Cabdiqaadir Cukaashe oo kamid ah, masuuliyiinta sar-sare ee Xisbiga Waddani

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Madaxweyne Muuse Biixi waxaan leeyahay Berbera laba arrimood baa lagu maala. Tolniimo iyo Xidid Labadiiba waad isku haysataaye ha u joojin". Siyaasi Cabdiqaadir Cukaashe oo kamid ah, masuuliyiinta sar-sare ee Xisbiga Waddani
Bristol (Xogreebnews)-Siyaasi Cabdiqaadir Cukaashe oo kamid ah, masuuliyiinta sar-sare ee Xisbiga Waddani qaarada Yurub, ayaa duurxul Jawaab sarbeeba ah ku Ganay Siyaasi Ramax oo xilku raadinaya Xaalada Magaalada Berbera, oo u kamid ahaa ashkhaastii dhaxal-wareejisay, hase-yeeshee Maanta markii uu waayey xil durmaan Mucaaridnimo la dultagay. Siyaasiga weyn Cabdiqadir Cukaashe, oo Barta uu Facebook ku leeyahay ku daabacay qoraaal kooban waxa uu ku yidhi sidan.
"Reer Berbera Abaal koodii uunba helay iyo waxii ay mutaysteen. 8 Sano ayuu KULMIYE Siilaanyo dhakada ka garaacayay. Hadana Markii danbe KULMIYE ayay qabyaalad ugu codeeyeen. Maantana waxay ku leeyihiin Masaajidadii Berbera baa laydhkii loo waayay. Maxa dhacay inankeenii Subeer Awal miyuu laydha Masaajidada Berbera xataa ina bixin kari waayay. 
Madaxweyne Muuse Biixi waxaan leeyahay Berbera laba arrimood baa lagu maala. Tolniimo iyo Xidid Labadiiba waad isku haysataaye ha u joojin kuwan xildoonka ah ee doonaya in ay ka faa'iidaystaan baahida dadka reer Saaxil. War Handaraabkaaga ka ugu weyn Berbera ku dhufo waa waxii ay shaqayteene.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured