Marxuum Xidhibaan AXmed Wayne Oo Maanta Hargeysa Aas Qaran Loogu Sameeyay

0
Saturday June 15, 2013 - 19:13:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1215
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marxuum Xidhibaan AXmed Wayne Oo Maanta Hargeysa Aas Qaran Loogu Sameeyay

    Allah u naxariisto marxuumka oo ka mid ahaa xildhibaanadda Golaha wakiiladda ee Somaliland oo uu ka mid ahaa xildhibaanadii lagana soo doortay Magaaladda Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allah u naxariisto marxuumka oo ka mid ahaa xildhibaanadda Golaha wakiiladda ee Somaliland oo uu ka mid ahaa xildhibaanadii lagana soo doortay Magaaladda Hargeysa

Allah Ha U Naxariistee XildhibaanAxmed Ibraahin Daahir (Axmed-Wayne), oo xalay ku geeriyooday Magaaladda Hargeysa, ayaa maanta aas qaran loogu sameeyay meeyay xabaalaha xeedho ee magaalada Hargeysa.

kaw

http://baligubadlemedia.com/bgm/wp-content/uploads/2013/06/laba1.jpg

Aaska Qaran ee loo sameeyay Marxuumka ayaa waxa ka soo qayb- galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi,Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxman Ciro, Xildhibaano Ka tirsan Laba Gole, Wasiiro iyo waliba dadweyne aad u tiro badan,madaxwayne siilaanyo oo halkaas ka hadlay ayaa sheegay inuu marxuummku ahaa qof aad u fiican islamrkaana ay ka go’antahay wax u qabashada umadiisuWaxa uu ehaladii iyo qarabadii uga tacsiyadeeyay marxuumka, iilaahayna uga baryay in uu naxariistii janno ka waraabiyo, shacabka reer Somalilandna uu Samir iyo iimaan ka siiyo.

saddex

shan

Allah u naxariisto marxuumka oo ka mid ahaa xildhibaanadda Golaha wakiiladda ee Somaliland oo uu ka mid ahaa xildhibaanadii lagana soo doortay Magaaladda Hargeysa.

- See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Marxuum-Xidhibaan-AXmed-Wayne-Oo-Maanta-Hargeysa-Aas-Qaran-Loogu-Sameeyay.html#sthash.OmgcMmsn.dpuf



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured