Madaxweyne Siilaano oo Madaxtooyadda ku marti-qaaday Ardayda dhagoolayaasha ah

0
Saturday June 15, 2013 - 10:07:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1079
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilaano oo Madaxtooyadda ku marti-qaaday Ardayda dhagoolayaasha ah

    Hargeysa(xogreenews.com- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa berri Madaxtooyadda Somaliland kula kulmaya Ardayda dhagoolayaasha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreenews.com- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa berri Madaxtooyadda Somaliland kula kulmaya Ardayda dhagoolayaasha
Hargeysa(xogreenews.com- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa berri Madaxtooyadda Somaliland kula kulmaya Ardayda dhagoolayaasha ah ee wax ka dhigta Dugsiyada Dalka.

Ardayda dhigta Dugisyadda dhagoolayaasha Burco iyo Boorama ayaa soo gaadhay magaaladda Hargeysa caawa, waxaana ku biri doona Arday dhigata laba dugsi oo Hargeysa ku yaala kuwaas oo gaar ah u ah dhagoolayaasha.


Guud ahaan Ardayda Dhagoolayaasha ah ee Somaliland ee uu Madaxweyne Siilaanyo la kulmi doono ayaa gaadhaya illaa laba boqol oo Arday.

Qaar ka mid ah Macalimiinta wax barta Ardaydaas oo ah kuwo dhaga qaba ayaa Madaxweyne Siilaanyo iyo Ardayda u kala turjumi doona, waxaana la filayaa baahida ay qabaan in ay u bandhigi doonaan Madaxweynaha
.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured