Taliyaha ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani Waxa hubaal ah Inuu yahay Tiir Ugu adag Ee Qaranka Somaliland Uu Ku Taganyahay .........Wariye mukhtaar Nuux Ibraahim

0
Friday March 08, 2019 - 20:11:44 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1029
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani Waxa hubaal ah Inuu yahay Tiir Ugu adag Ee Qaranka Somaliland Uu Ku Taganyahay .........Wariye mukhtaar Nuux Ibraahim

    Taliyaha ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani Waxa hubaal ah Inuu yahay Tiir Ugu adag Ee Qaranka Somaliland Uu Ku Taganyahay .........Wariye mukhtaar Nuux Ibraahim

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani Waxa hubaal ah Inuu yahay Tiir Ugu adag Ee Qaranka Somaliland Uu Ku Taganyahay .........Wariye mukhtaar Nuux Ibraahim
Marka aan Ka Hadlayno Dhismaha Iyo Awooda wakhtigani uu leeyahay ciidanka Qaranka Somaliland
Waayo Waa musuul Khibrad Dheer Uleh shaqada Uu Qaranka u hayo Ee Habka maamulka Ciidamada
Waxanad ka garanaysaa awooda uu ciidanka iyo kaartooyinka ay isticmaalayaan marka cadowgu kusoo duulo
Waxa kale Oo laga garanayaa Dagaal kasta oo ciidanka Somaliland ay galan guusha ay kasoo hoyaan oo noqotay mid marwalba farxad Galisa shacabka Reer Somaliland meel kasta oo ay jogaanba
Jananka Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani waxa intaasi udheer inuu ciidanka Qaranka Ku dhaqo Dulqaad Ixtiraam Cadaalad Gaadha Askari kasta Oo ciidanka kamida
Iyo Odaynimo ay waliba udheertahay kari iyo dadaal Badan


waxanu ka warhayaa ka jilicdasan ka xanuunsanaya isaga la gar taagan takuulaynta hadba ay tabayaan

Jananka Ciidanka Qaranka Somaliland
Waxa ka reeban oo Uu Ka madhanyahay Qabyaalad Iyo Cadaal Xumo
Waana arinta usuurto Galisay inuu Ciidanka Qaranka Somaliland Uu Sugo Xuudaha Jamhuuriyada Somaliland
Isla markaana Uu marwalba ka Guulaysto Cadowga Dalka Kusoo Duula

Markay sidaasi Tahay
Macnaheedu waxa weeyaan Taliyaha ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani waa Rukunka Ugu Adag Ee Qaranka Somaliland Uu Ku Taaganyahay
La soco Aabaha Danbe Ee qoramadani
Wariye mukhtaar Nuux Ibraahim


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured