XUKUUMADDA OO CIYAARIHII GOBOLADDA GALISAY SIYAASAD IYO CADAALAD DARRO IYO REER CEERIGAABO OO MAANTA DHIGAY MUDAHARAAD AY KAGA SOO HORJEEDAAN QABKII LOO REEBAY XULKA GOBOLKA SANAAG

0
Friday June 14, 2013 - 19:14:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 909
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XUKUUMADDA OO CIYAARIHII GOBOLADDA GALISAY SIYAASAD IYO CADAALAD DARRO IYO REER CEERIGAABO OO MAANTA DHIGAY MUDAHARAAD AY KAGA SOO HORJEEDAAN QABKII LOO REEBAY XULKA GOBOLKA SANAAG

    Mudahaarad Xoog Leh oo lagaga soo horjeedo xeer-jajabkii lagu reebay Xulka Gobolka Sanaag ayaa waxa uu maanta ka dhacay Magaalada Ceerigaabo Ee Xarunta Gobolka Sanaag.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudahaarad Xoog Leh oo lagaga soo horjeedo xeer-jajabkii lagu reebay Xulka Gobolka Sanaag ayaa waxa uu maanta ka dhacay Magaalada Ceerigaabo Ee Xarunta Gobolka Sanaag.

Ceergaabo (xogreebnews.com-) Mudahaarad Xoog Leh oo lagaga soo horjeedo xeer-jajabkii lagu reebay Xulka Gobolka Sanaag ayaa waxa uu maanta ka dhacay Magaalada Ceerigaabo Ee Xarunta Gobolka Sanaag.

Mudahaardkan oo ay xoogiisa dhigayeen Ardayda Fasaladda Afraad ee Dugsiyadda Sare iyo Sideedaad ee hoose dhexe ayaa waxa ay ku dhawaaqayeen weedho ay kaga soo horjeedaan Wasiirka Dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Md. Cali Siciid Raygal.

Waxa ay ku dhawaaqayeen in aanay geli doonin



imtixaanaadka Dugsiyadooda, taas oo ay sabab uga dhigeen qaabkii lagu soo reebay xulka Gobolkooda oo shalay barbaro la galay xulka Gobolka Maroodi jeex, balse Goolal Tiris ku hadhay.

Ma jiro ilaa hadda cid ka hadashay mudaharaadkaasi,balse waxa ay Wasiirka Dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland u soo jeediyeen in uu sida ugu dhakhsaha badan xilka uu umadda u hayo isaga casilo, ka dib markii sida ay sheegeen in ay u muuqatay in uu dhinac ka raray cadaaladii



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured