Hambalyo Maareeyaha Dekeda Berbera Md Siciid Xasan Cabdulahi Mudadii Uu Maareyaha Dekeda ahaa Waxyaabo badan oo aan hore U Jirin ayuu Soo kordhiyey. Qalinkii Ahmed A.Mouse

0
Tuesday December 11, 2018 - 01:51:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1165
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Maareeyaha Dekeda Berbera Md Siciid Xasan Cabdulahi Mudadii Uu Maareyaha Dekeda ahaa Waxyaabo badan oo aan hore U Jirin ayuu Soo kordhiyey. Qalinkii Ahmed A.Mouse

    Hambalyo Maareeyaha Dekeda Berbera Md Siciid Xasan Cabdulahi Mudadii Uu Maareyaha Dekeda ahaa Waxyaabo badan oo aan hore U Jirin ayuu Soo kordhiyey. Qalinkii Ahmed A.Mouse

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo Maareeyaha Dekeda Berbera Md Siciid Xasan Cabdulahi Mudadii Uu Maareyaha Dekeda ahaa Waxyaabo badan oo aan hore U Jirin ayuu Soo kordhiyey. Qalinkii Ahmed A.Mouse
Hambalyo Maareeyaha Dekeda Berbera Md Siciid Xasan Cabdulahi Mudadii Uu Maareyaha Dekeda ahaa Waxyaabo badan oo aan hore U Jirin ayuu Soo kordhiyey waan ku Hambalyeynayaa Maareeyaha  Hawl waynina way u  Taalaa  runtii Marka Loo Eego Kaalinta aynu Rabno in aynu ka Galno U Adeegista Ganacsiga Geeska Africa Iyo Kasbashada Ganacsiga Dalalka Aan Bada lahayn Ee Bariga Iyo Badhtamaha Afrika Oo Dekedaha Gobolku Tartan ugu Jiraan Kasbashooda Iyagoo Xooga Saaraya
--Wanaajinta Cilaaqaadka Siyaasiga ah Iyo    
   Iskaashiga Dhaqaale Ee Dalalku leeyihin.
--Farsamo ahaan Awooda ay leeyihin Dekedaha   
  Gobolku Port Technology ga ay adeegsanayan
  STS Crane Capacity-ga, Nr of  RTGs-ka   
  Harbour Size ka.
--Terminal Facility ga jira iyo Services ka ku   
  diyaarka ah ma Smart Terminal ba?  Safe ma   
  yahay?  Adequate Power Supply ma Jiraa 
  Temperature Sensitive Goods ka lagu Ilaalin    
  Karo  (Warehousing Standard)
--Port Community Information Systems Isku  
  Xidhayay Dhamaan Stakeholders kala duwan
--Tayada Shaqaalaha Adeega Haya.
--Marine and Offshore Security ga.
--Infrustructure Iyo Transport means ka Dekeda       
  ku xidhan Ee ay adeegsan karaan Customers
  Ka  leh Goods Dekedu Handle garaynayso Iyo  
  Sida loo Maamulayo Badeecadaha maraya.
   Technology ayaa lagu kala Tegayaa  Ee       
   Dagaal iyo Siyaasad maaha   Digitalized   
   Smart Ports ba lagu tartamayaa  
   waxaanan Shiqsiyan Aaminsanahay In 
   Customers ka  Itoobiya Adeeg Hufnaan 
   lagusoo  Jiidan karo xataa Hadii Siyaasada 
   Laysku Sanbanaanayn..
Maareeyaha Hawl badan baa u Taala  Runtii Guul Inuu ka Gaadho ayaan U Rajaynayaa Insha Allah National Port  Marketing Strategy Saraysa Oo Degmada Iyo Qarankuba Mahadiyo ayaynu ka filaynaa Maareyaha Insha Allah..
Ahmed A.Mouse



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured