Kulan Albaabadu u Xidhan yahay oo Paris ku Dhex-maray Gudoomiye Cirro Iyo Madaxweynihii hore Daahir Riyaale Kaahin...

0
Saturday November 10, 2018 - 00:40:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1215
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan Albaabadu u Xidhan yahay oo Paris ku Dhex-maray Gudoomiye Cirro Iyo Madaxweynihii hore Daahir Riyaale Kaahin...

    Kulan Albaabadu u Xidhan yahay oo Paris ku Dhex-maray Gudoomiye Cirro Iyo Madaxweynihii hore Daahir Riyaale Kaahin...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan Albaabadu u Xidhan yahay oo Paris ku Dhex-maray Gudoomiye Cirro Iyo Madaxweynihii hore Daahir Riyaale Kaahin...
Paris(Xogreebnews)- Kulan aan nuxurkiisa la oggeyn, ayaa  Caasimada dalka Faransiiska ee Paris ku dhex-maray Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro iyo Madaxweynihii hore ee Somaliland Mudane Daahir Riyaale Kaahin.
Kulankan dhex-maray Gudoomiye Cirro iyo Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin oo saacado qaatay, ayaa ahaa mid albaabadu u xidhan yihiin oo aan Saxaafada loo ogolayn, ayaa la sheegay in lagaga wada-hadlay arrimo kala duwan, oo ay Kamid tahay xaalada Siyaasadeed ee waqtigan uu ku sugan yahay dalka Jamhuuriyada Somaliland.
Waxana labada hoggaamiye isla qaada-dhigeen marxalada dalku ku jiro iyo sida looga bixi Karo Jaho wareerka Siyaasadeed ee dalku galay,  waxana xaaladaha sida gaarka ah kulankan loogu dul istaagay Kamid ahaa khilaafka u dhexeeya Xukuumada Kulmiye iyo asxaabta Mucaaridka ah iyo Kala qaybsanaantii laga dhaxlay doorashadii Madaxtooyadda ee Somaliland ka dhacday 2017-kii November 13-keedii.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured