"... Xirsi muu Qorin Gawaadhidii uu qoriga saaray, markii uu lahaa 40 jir afartan milyan haystaan ahay muu qorin...keliya wuxuu ku qoray intii uu u ciil qabay". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

0
Friday November 02, 2018 - 17:54:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1103
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "... Xirsi muu Qorin Gawaadhidii uu qoriga saaray, markii uu lahaa 40 jir afartan milyan haystaan ahay muu qorin...keliya wuxuu ku qoray intii uu u ciil qabay". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    "... Xirsi muu Qorin Gawaadhidii uu qoriga saaray, markii uu lahaa 40 jir afartan milyan haystaan ahay muu qorin...keliya wuxuu ku qoray intii uu u ciil qabay". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"... Xirsi muu Qorin Gawaadhidii uu qoriga saaray, markii uu lahaa 40 jir afartan milyan haystaan ahay muu qorin...keliya wuxuu ku qoray intii uu u ciil qabay". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.
" Sida jirta Dumarkeena kama Suurto-gasho amaba waa ma dhacdo inay intay nin u tagaan ay yidhaahdaan na guurso, iskaba dhaaf inay waydiistaane haddii aad ula tagto oo ay raali kaa tahay baanay markiiba waayahay ku odhanayn oo waxaa xidha oo dabra diinteena Suuban iyo dhaqanka wanaagsan ee aynu leenahay.
Haddaba sida xirsi buugiisa ku qoray wuxuu sheegay inay sadex dumar ahi guur ka codsadeen oo uu diiday,  Anigoo tixraacaya qoraalkiisa waxaa kuu muuqanaysa keliya wuxuu ku qoray intii uu u  ciil qabay , laakiin kumu qorin qaab nololeedkiisii , inagaba og markii la xidhay muu qorin, gawaadhidii uu qoriga saaray muu qorin, markii uu lahaa 40 jir afartan milyan haystaan ahay muu qorin, goortii uu waashay muu qorin, wuxuu keliya uu wax ka qoray siilaanyo iyo qoyskiisa iyo muuse biixi iyana wuu u ciil qabay, sadexda dumara ee uu sheegayaana iyana waanuu magacaabine qaar uu u ciil qabay ayuun bay ahayeen.
guud ahaan buugaasi wuxuu ka madhan yahay dhaqanka siyaasada, ka masuuliyada , ka diinta , iyo dhaqanka aynu leenahayba, marka sharci umad loo qoraayo waxaa laga duulaa dhaqanka, diinta, dhaqaalaha iyo qaabka ay umadaasi u nooshahay, sidaa si la mid ah ayaa qofka qofkasta wax qorayaa oo inaga mid ahi intaas sharcigu ilaaliyey uu ilaaliyaa iskama hadlo uun , gebagebadii buugaas iyo ninka qorayba waa dambiile ciidankii qaban lahaa uun baan imanin weli". Siyaasi Kayd Cabdilahi 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured