C/casii Bashir Nuur Waa Halyaay Qaran Uu Adeega Cali Deegaameye Iyo Ggul-wadayashiisu Waxba Kama Shigi Karan,

0
Sunday June 09, 2013 - 12:20:16 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1420
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    C/casii Bashir Nuur Waa Halyaay Qaran Uu Adeega Cali Deegaameye Iyo Ggul-wadayashiisu Waxba Kama Shigi Karan,

    waxaa ayaan darro ah maareeyihii dhamaa dhaafi la yahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaa ayaan darro ah maareeyihii dhamaa dhaafi la yahay

waxaa ayaan darro ah maareeyihii dhamaa dhaafi la yahay deegaamay iyo musuq-masuq bahsan oo kula ka caayo, meeshii uu masuulka ka ahaa isla waxaan la qaadn kariin masuulkan shaqadda lexsan hayee, ee isagii dawladda gaar ah basaasinta la jaan qaada markaana ahna masuul lagu hun-goobay,cali xoor xoor ayaa lasheegay inamro wasiir xirsi xaaji cali isla markaana uu adeego beesha siilaanyo oo akli ah isaago is ogaa haku kaga jiiray dawladdi rayaale,kuwaa uu laaluush ku maamay in ay cidi wax ka qortaa yiidhah-daan waa siidaas waa lagaga wacan yahay calaow dalbaa madax ka tahay ee saqaajanimadda iska daa.waxaan jelaan lahaa in an xuso waiiye c/casiis bashiir nuur in uu yahay in kasoo baxay khayrkii waaana wajiib saraan in uu difaaco daanta guud,c/casiis bashiir nuur waa qoraa calaami ah isla markaan waa nin intaa badan difaca bulshada waxbana kama shiigi karaan cali xoor-xoor iyo intaa la hal-maasha ee ku naaxay laaluushka iyo hantida ummadda. Waxaan jeclan laha in an iftiimiyo c/casiis bashiir laftiisa waxaay bulshaduu ka suugaysa in aan uu soo bandhigto,xaqiiqada cawaro waxba kuma yeeli karto,bulshada waxaan leeyay bal xukuumadda dhafi la ciyaartooygii burco inta ay qarkood hotelo ku macsuunto qar-kalena schoolkagaa tagayso ma tasaynu cadaalad ka sugayna,an uu so noqdo cali deegaameeye,bulshadu way ka war haysa saxiib calow, wari maysid ee war haka hadho, inaa bashiirna waxaan leenahay xogreebnews.com-waanu ka suugayna waxay balan qaday,cadaalad ka sugayna,an uu so noqdo cali deegaameeye,bulshadu way ka war haysa -Organkaad didiseen baa


dib idiin qabsan doonoo
-Dharaar baa iman doonta
engag layskugu xiira
oo heeca diida ilmaha
qasab loo aqbalsiiyo

-ciyowgaa alwanaayiyo
tukahaa uuda hayaana
way is calool ogyihiinoo
Qaasinow abti hee dheh
Galow aamusi waayey
haddii aan wax aqaano

-Daruuraha iba-baaliyo
afagaalaha naafiyo
kolkaan moorada eegay
-laaxinkay ku aroortiyo
ninka faalka inkiiskee
ku ab-yeeshay Cibruhu
haddaan eega la baajin
waa sidoo abada ah
-Haddii aad adintaanoo
indhaha dhiig laga keeno
idinkoon sidan dhaamin
-inaad guul urisaan
waa waxaan la arkeynin
Allaahu ma balaqtu
ilaahow markhaati ka ahow

Xasan jirde aw maxamud.

0634778586

Shabeel @live.com.

Berbera Somaliland,



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured