Warbixin ka Hadlaysa Dhulkii uu lahaa Xaaji Ibraahin Cigaal oo Hadda lagu qabsaday iyo Awoodii ay ku Dhisteen Gudoomiyaha Maxkamada sare & Walaalkii Farxaan Xaaji Cali+ Gadoodkii shacabku ku burburiyeen iyo Ciidamada booliska oo Xabsiga ku guray, kana hiiliyey Qoyska Madaxweynihii hore... Warbixin wariye Cabdiraxmaan Maxamed Cige.

0
Thursday September 20, 2018 - 02:24:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2162
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbixin ka Hadlaysa Dhulkii uu lahaa Xaaji Ibraahin Cigaal oo Hadda lagu qabsaday iyo Awoodii ay ku Dhisteen Gudoomiyaha Maxkamada sare & Walaalkii Farxaan Xaaji Cali+ Gadoodkii shacabku ku burburiyeen iyo Ciidamada booliska oo Xabsiga ku guray, kana hiiliyey Qoyska Madaxweynihii hore... Warbixin wariye Cabdiraxmaan Maxamed Cige.

    Warbixin ka Hadlaysa Dhulkii uu lahaa Xaaji Ibraahin Cigaal oo Hadda lagu qabsaday iyo Awoodii ay ku Dhisteen Gudoomiyaha Maxkamada sare & Walaalkii Farxaan Xaaji Cali+ Gadoodkii shacabku ku burburiyeen iyo Ciidamada booliska oo Xabsiga ku guray,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbixin ka Hadlaysa Dhulkii uu lahaa Xaaji Ibraahin Cigaal oo Hadda lagu qabsaday iyo Awoodii ay ku Dhisteen Gudoomiyaha Maxkamada sare & Walaalkii Farxaan Xaaji Cali+ Gadoodkii shacabku ku burburiyeen iyo Ciidamada booliska oo Xabsiga ku guray, kana hiiliyey Qoyska Madaxweynihii hore... Warbixin wariye Cabdiraxmaan Maxamed Cige.
Waxaan Caawa Qalinka Uqaatay Inaan Warbixin Kooban Kusoo Qaato Xaalada Dhulkii Uu Lahaan Jiray Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Awowgii Oo Kuyaala Magaalada Berbera Gaar Ahaana Xaafada Shacabka Dhinackasta Waxa Kamarta Laami Marka Laga Reebo  Dhinaca Waqooyi Oo Uu Ka Xigo Iskuulka C/salaan Secontry School Dhul Isku Siman Oo Qurxoon ' Geesta Kale Waxa Dhinaca magaaada Kaxiga Xaabaashii Madaxwayne Xaaji Ibraahim.Cigaal Oo Isla Aabahiina Uu Ku Aasanyahay Taasi Oo Dhulkan Laysku Haysto Kusoo Jeeda Waxaana Dhexmarta Wadada Xoolahu Umaraan Dekeda Berbera Markay Dhoofayaan ,Hadaba Waxa Xusid Mudan Inuu Dhulkii Berbera Qaali Garoobay Oo Uu Gaadhay Heerkii Ugh Sareeyay Mudooyinkii Udanbeeyay Taasina Keentay In Dhulkii Agoontii Uu Dhalay Aabahii Qaranimada Jamuuriyada Somaaliland Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Lagu Damaaciyo Dhulkaasi Waxaana Mudooyinkii Udanbeeyay Isa soo Taraayay Dhawaaqa Kasoo Baxaaya Agoontii Iyo Eheladii Marxuunkaasi ,Waxaana Dhulkaasi Wararku Sheegayaan Indhinac Kasta Ay Cidi Sheeganayso 'Taasi Oo Aanay Dadkaasi Sheeganjirin Markii Uu Noolaa Marxuunku .
Geesta Kale Xaalada Waqtigan Taagan Ayaa Ah Mid Lagu Dhisaayo Awood Fulin Maxakamadeed ,Taasi Oo Saaka Arooryadii Hore Ay Fooda Iskudareen Dad Kasocda Dhinaca Agoonta Oo Shacaba Islamarkaasina kadamqaday Xaalada Dhulkaasi  Iyo Ciidanka Booliska Oo Booliska Oo Amar Ka Haysta Gudoomiyaha Maxakamada Sare Aadan Xaaji Cali Axmed Iyo Gudida Kagarniqida Dhulka Ee Dowlada Hoose Ee Berbera Dhanka Kale Waxa Dhulkan Loo Seesaayay Mulkiilaha Shirkada Faaco Farxaan Xaaji Cali Axmed'Waxaana Xusid Mudan In Ay Saaka Ciidanka Boolisku Xabsiga Utaxaabaan Dadkii Iyagu Difaacayay Dhulkaasi Agoonta 'Isku Soowada Duuboo Xaalada Dhulkaasi Marxuun Cigaal Ayaa Maraysa Meel Xaas Xaasiya Marka Laga Dheehdo Wiil Uu Dhalay Marxuun Cigaal Hadalkiisa Oo Mar Uu Warbaahinta Kulahadlay Magaalada Berbera Waxaana Aynu Eegidoonaa Xaada Dhulkaasi Iyo Halka Ay Kudanbayso.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured