Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi oo Ku Amaanay Ciidamada Ilaalada Xeebaha Sugida Xuduudaha Badda ee Somaliland. "..Markii Aanu keenaynay Taaga Dekeddeena, ee u Badeena soo gaadhay, waxa xuduuddeena kula soo wareegay Ciidamada Ilaalada Xeebaha Jamhuuriyada Somaliland". Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi.

0
Tuesday September 18, 2018 - 17:23:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1149
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi oo Ku Amaanay Ciidamada Ilaalada Xeebaha Sugida Xuduudaha Badda ee Somaliland. "..Markii Aanu keenaynay Taaga Dekeddeena, ee u Badeena soo gaadhay, waxa xuduuddeena kula soo wareegay Ciidamada Ilaalada Xeebaha Jamhuuriyada Somaliland". Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi.

    Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi oo Ku Amaanay Ciidamada Ilaalada Xeebaha Sugida Xuduudaha Badda ee Somaliland. "..Markii Aanu keenaynay Taaga Dekeddeena, ee u Badeena soo gaadhay, waxa xuduuddeena kula soo wareegay Ciidam

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi oo Ku Amaanay Ciidamada Ilaalada Xeebaha Sugida Xuduudaha Badda ee Somaliland. "..Markii Aanu keenaynay Taaga Dekeddeena, ee u Badeena soo gaadhay, waxa xuduuddeena kula soo wareegay Ciidamada Ilaalada Xeebaha Jamhuuriyada Somaliland". Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi.
Berbera(Xogreebnews)- Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi, oo  ka qaybgalay Munaasibad balaadhan oo tabo-bar loogu soo gabo-gabeeyey 50 Askari oo ka tirsan Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland, oo muddo 12 maalmood kaddib usoo xidhmay Maanta.
Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi, oo munaasibadaas hadal kooban ka jeediyey, ayaa si weyn u boggaadiyey ahmiyadda ay qaranka ugu fadhiyaan Ciidamada Ilaalada Xeebaha, oo ku tilmaamay geesiyaal sugaya xudduda dhinaca badda ee Somaliland la leedahay dawladaha kala jaarka ah dhinaca Badda.
Sidoo kale, Waxa uu maareeyuhuu uga mahad-celiyey Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland, Taagii casriga ahaa ee dhowaan Xukuumadu keentay Dekedda Berbera, oo ay Ciidamada Ilaalada baddu kula soo wareegeen markii uu xadka bada Somaliland, soo gaadhay. Maareeye Siciid Xasan Cabdilahi, oo ka hadlaayey arrimahaas, waxa uu yidhi.
".. Anagga Deked ahaan Ciidamada Badda aad iyo Aadbaanu wadashaqeyn u leehanay, waa Ciidan Karaamo badan, oo tayadoodu sarayso.
Tusaale ahaan markii aanu keenaynay Taaga Dekeddeena, ee u Badeena soo gaadhay, waxa xuduudda Baddeena kula soo wareegay Ciidamada Ilaalada Badda ee Jamhuuriyada Somaliland. Sidaas daraadeed waxay qabtaan Ciidanka ilaaladdu hawl aad u culus, oo qaranka halbowle u ah". Ayuu yidhi Maareeyaha Dekedda Berbera Siciid Xasan Cabdilahi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured