Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia oo Goordhoweyd loo doortay Madaxweyne Ku meel-gaadh ah oo kamid ah Mucaaridkii Cabdi Cumar Ilay...

Mustafe Cagjar oo ka mid ah aqoonyahanka Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa goor dhaweyd lagu daray gudida Fulinta ee Xisbiga Xukuma Dawlad deegaanka soomaalida Ethiopia. Aqoonyahan Mustafe Cagjar oo ka soo jeeda Gobolka Jarar ayaa muddooyinkii ugu danbeeyay ka mid ahaa isla markaana ka shaqaynayay hay’adaha caalamiga ah. Mustafe Cagjar ayaa mucaarad weyn ku ahaa xukuumadii hore ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia, waxaana Xukuumadii uu hogaaminayay Madaxweynihii Xilka laga Tuuray ee Cabdi Maxamuud Cumar uu ka tirsanayay Qoyskoodu waxyeelo badan oo ay soo gaadhsiisay. Markii ugu danbaysay waxa uu Mustafe Xukuumadii Hore ku eedeeyay in ay dileen Walaalkii Faysal Cagjar oo ka mid ahaa dhalinyarada ugu firfircoon dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia. Leave a comment |
|