Ogaysiis Muhiim ah: Dadweyna Soomaaliyeed ee Ku nool Gobolka Minnesota, Waxa Loogu Bushaareynayaa in Bisha September 1-deeda la Qaban-doono Munaasibada Daah-furka Warsheda Daqiiqda, Fadlan la Xidhiidh Wakiilka Boodhari Mills ee MN Hassan Younis, Halkan hoosena kaga bogo Faahfaahinta....

0
Thursday August 16, 2018 - 02:56:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1206
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiis Muhiim ah: Dadweyna Soomaaliyeed ee Ku nool Gobolka Minnesota, Waxa Loogu Bushaareynayaa in Bisha September 1-deeda la Qaban-doono Munaasibada Daah-furka Warsheda Daqiiqda, Fadlan la Xidhiidh Wakiilka Boodhari Mills ee MN Hassan Younis, Halkan hoosena kaga bogo Faahfaahinta....

    Ogaysiis Muhiim ah: Dadweyna Soomaaliyeed ee Ku nool Gobolka Minnesota, Waxa Loogu Bushaareynayaa in Bisha September 1-deeda la Qaban-doono Munaasibada Daah-furka Warsheda Daqiiqda, Fadlan la Xidhiidh Wakiilka Boodhari Mills ee MN Hassan Younis, Halk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ogaysiis Muhiim ah: Dadweyna Soomaaliyeed ee Ku nool Gobolka Minnesota, Waxa Loogu Bushaareynayaa in Bisha September 1-deeda la Qaban-doono Munaasibada Daah-furka Warsheda Daqiiqda, Fadlan la Xidhiidh Wakiilka Boodhari Mills ee MN Hassan Younis, Halkan hoosena kaga bogo Faahfaahinta....
BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO
BOODHARI  MILLS
Waxaa Loogu Busharaynayaa dhamaan dadweyna Soomaaliyeed ee Ku nool Gobolka Minnesota
Siiba Labada Magaallo ee Mantaanaha ah (Twin Cities) iyo hareerahooda in Bisha September kowdeeda ( 09/01/2018) la Qaban doono Xaflad Lagu Daah Furayo Warshada Daqiiqda/Burka iyo Calafka Xoolaha oo laga samaynayo Magaalada HARGEISA. 
Hadab waxa halkaa idiinku Diyara Mamulka shirkada iyo khubaro ku xeel dheer warshadaynta iyo Maalgashiga. Fadlan Ka faa’iidaysta  Fursadan qaaliga ah.
Xafladu waxa lagu qabandoonaa : SHERATON MINNEAPOLIS MIDTOWN
Address: 2901 Chicago Ave S. MN 55407: 
Wixii Faahfaahin ah kala soo Xidhiidha Wakiilka Boodhari Mills ee MN
Hassan Younis : 6126182969



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured