Madaxwayne muse bixi xukumadisu arimo badan ayay waxka qabatay mudadi yarayde ay talada haysay. Siyasi axmed gobonimo

0
Friday August 03, 2018 - 17:33:44 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1229
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne muse bixi xukumadisu arimo badan ayay waxka qabatay mudadi yarayde ay talada haysay. Siyasi axmed gobonimo

    Madaxwayne muse bixi xukumadisu arimo badan ayay waxka qabatay mudadi yarayde ay talada haysay. Siyasi axmed gobonimo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwayne muse bixi xukumadisu arimo badan ayay waxka qabatay mudadi yarayde ay talada haysay. Siyasi axmed gobonimo
Tayaynti xukumada waxyabaha mesha kabaxay 
Wasiradi safarada diba iyo gudahaba soconjiray oo kharash badani kubixi jiray 
Shidaladi iyo lacagihi dadka qaar masuliyi tu uqorijiren
Kuwasoo masuliyinta ay isku beesha ahayen ugu hanjabi jiray xilka aad reerka. Uhayso waanu kaqadi intanu madaxtoyada tagno
Odayashi iyo siyasinti hore ee madaxtoyada mashqulinjiray tasoo mesha kabaxday madaxtoyadina noqotay meel qaranka dantisa lagu shaqeyo
Waxaa kaloo mesha kabaxay masuliyinti dowlade saxafada kawada murmi jiray waliba saxafada madaxa banan iyagoo lacago badan kubixin jiray jawabta
 Qof macarida ama shaqsi cadiya oo wax kashega
Waxaa kaloo mesha kabaxay agasimihi wasirka badali jirey ee madaxtoyada kuxidhna tasoo awood buxda wasirka losiyay wasaradisa
Intasi waa inta wax laga badalay waxan soowada wixii laqabtay.
Wixii laqabtay mudada 
Musuqmasuqi oo hoos udhacwayn sameyay
Bangigi dowlado laga shaqaysiyay iyadoo sixirka lacagta wakasta bangigu jaro dhirigali ta lacagtena shilinka tasoo meshu ugu ficnayd abad gadhay
Waxbarashadi oo looqorsheyay inlagu tayeyo malayin. Dolar
 Sidii korlogu qadilahaa iskulada dowlada kuwa garka loleyahayna in lakantarolo sidii ay ugunaxarisanlahayen shacbigoga danyarta tasoo mel fican maraysa 
Waxaa iyana dhawan dhamandona mashruci biyo baladhinta casimada oo dardar cusub xukumadani galisay tasoo dhamad kudhow shacbiguna kudirsandonan xalada biyp laaante jirta xaga kale wasarada biyaha ayaa iyana mudadi udanbaysay celal badan dalja kaqoday dhawana lasoo bandhigidona
 Waxyabihi umada waxtarka ulahaa ayay xukumadu. Kudadalaysa hadana umadu waxay kacabanayan xukumada waxanay raban lacagihi masuliyintu dadka qaar jeebja ugu ridijiren.
Umadu hakala dayso xukumad fican iyo musuqmasuqu hajiro.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured