Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo ka Faalooday Isbedelka Siyaasada Geeska Africa ku yimi. "Imaaraadku waxba ma soo saaro laakiin wuxuu sameeyaa service iyo saaxiibo dano siyaasadeed ka dhexeeyaan".

0
Tuesday July 24, 2018 - 17:51:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1162
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo ka Faalooday Isbedelka Siyaasada Geeska Africa ku yimi. "Imaaraadku waxba ma soo saaro laakiin wuxuu sameeyaa service iyo saaxiibo dano siyaasadeed ka dhexeeyaan".

    Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo ka Faalooday Isbedelka Siyaasada Geeska Africa ku yimi. "Imaaraadku waxba ma soo saaro laakiin wuxuu sameeyaa service iyo saaxiibo dano siyaasadeed ka dhexeeyaan".

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo ka Faalooday Isbedelka Siyaasada Geeska Africa ku yimi. "Imaaraadku waxba ma soo saaro laakiin wuxuu sameeyaa service iyo saaxiibo dano siyaasadeed ka dhexeeyaan".
Hargeysa(Xogreebnews)- "Waxaynu in badan hadal haynay dabaylaha siyaasadeed ee ka curtay wadanka Ethopia iyo saamayntiisa , waxaan jecelahay inaan in yar is aan iftiimiyo bal qaabka uu iila muuqdo , marka aan ka duulo socdaaladii imaaraadka madaxdiisa ee Ethopia , iyo socdaaladii raisal wasaaraha Ethopia ee sida dhaqsaha badan ku tegay masar iyo Eriteria , iyo somalia oo colaado qoto dheer ka dhexeeyeen, oo aan si fudud loo wajahi karin , iyo lacago aad u badan oo ay bixiyeen Imaaraadka iyo sucuudigu waxaa muuqata siyaasada raisal wasaaraha cusub waxa dabada ka riixaya ee arrin iyo aduunba ku bixinayaa inay yihiin imaaraadka iyo sucuudiga ee xulafada ahaa, waxa kale oo soo kuu soo baxaysa in dagaalkoodu uu ku wajahan yahay gadar oo ku jirtay erateria iyo djabouti oo hore u saartay imaaraadka , dhagaxaa la tuuray in lagu wada dilaayo labadaa shimbirood raisal wasaaruhu tixgelin farabadan muu siinin saaxiibtinimadii djabouti ka dhexaysay waxaanuu kaga baxay jabouti colaadii laba geesoodka ahayd ee ay erataria kuwada hayeen ethopia iyo jabouti, waxaynu og nahay in frastureska erateria dhisan yihiin sida wadada u dhaxaysa ethopia iyo dekeduba inaanay hawl badan u baahnayn oo ka shaqaysiinteedu waxaa la bilaabayaa wixii laga soo dejinaayey uun waxay kula tartamayaan dekedan chinese ku iminka dhamaystiray ee shaqaynaysa , waxaa is waydiin leh maxay inaga ina yeelaysaa waxaynu nahay dekeda labaad ee ay ku dagaalamayaan haday tahay xagga somaliya kale iyo haday tahay xagga jabouti colaad inoo dhaxaysa in
aga imaaraadka ma jirto , ethopia ma jirto labadubana way aaminsan yihiin sterrajiyada dekedeenu tahay , waayo way og yihiin haddii ay heshiiskeena carqaladeeyaan qolada kale ee xulafada ah ee laba geeaoodka ah ayaa la wareegaysa dekedeena markaas iyagaa laba dhinac la ga weerarayaa oo ah jabouti iyo berbera , dhanka kale imaaraadku waxba ma soo saaro laakiin wuxuu sameeyaa service iyo saaxiibo dano siyaasadeed ka dhexeeyaan , china wax buu soo saaraa , service kiina wuu fuliya ,waxaa isna gadar ku lamaan turkiga oo waxna soo saara servicena sameeya , china tartankiisu wuxuu u garabgorayeynayaa dagaalka gadar iyo turkigu kula jiraan imaaraadka iyo xulafadiisa .
Sidaa daraadeed waa mar oo waxaynu ka mid nahay tartamayaasha safan , dabaylaha siyaasadeed ee ethopia ka dhacayaana waa qaar dhinaceena saacidaya, kana soo horjeeda kuwa inagu lidiga ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured