Muuse Biixi, Haddii uu Faysal Xidhi-waayo Marka uu ka Soo Dego Madaarka Hargeysa..?.Haddii Uu Maanta Guddoomiayah Waddani Cabdiraxmaan Cirro Kaligii La Kulmilahaa Madaxweynaha Somalia Farmaajo ?.

0
Thursday July 19, 2018 - 01:38:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1645
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi, Haddii uu Faysal Xidhi-waayo Marka uu ka Soo Dego Madaarka Hargeysa..?.Haddii Uu Maanta Guddoomiayah Waddani Cabdiraxmaan Cirro Kaligii La Kulmilahaa Madaxweynaha Somalia Farmaajo ?.

    Muuse Biixi, Haddii uu Faysal Xidhi-waayo Marka uu ka Soo Dego Madaarka Hargeysa..?.Haddii Uu Maanta Guddoomiayah Waddani Cabdiraxmaan Cirro Kaligii La Kulmilahaa Madaxweynaha Somalia Farmaajo ?.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi, Haddii uu Faysal Xidhi-waayo Marka uu ka Soo Dego Madaarka Hargeysa..?.Haddii Uu Maanta Guddoomiayah Waddani Cabdiraxmaan Cirro Kaligii La Kulmilahaa Madaxweynaha Somalia Farmaajo ?.
Haddii Uu Maanta Guddoomiayah Waddani Cabdiraxmaan Cirro Kaligii La Kulmilahaa Madaxweynaha Somalia Farmaajo oo maanta Kaligii Guddoomiyaha  xisbigaUCID EnG. Faysal oo kaligii isagoo sita astaantii qaranka Somaliland la kulmay Madaxweynihii Somalia Farmaajo macno noo ceeya ama ficil noo ceeya ayay  baraha bulshada Face-buuga iyo waliba warbaahinta afkooda ku hadashaa sameyn lahaayeen beelaha ay hogaamiyaan labada kornayl ee mid madaxweyne Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin. ?
Wuxuu Muujinayaa Sawirka Farmaajo Iyo Faysal oo Muuse Biixi iyo Ganacsadaha Ina awsiciid direen, aadna u taageersan yihiin beesha madaxweynaha ku balaadhatay hogaamintii dawladnimada Somaliland ee mar-ba gidaarka ka soo go’ayaa lama qiyaasi kareen, markiin=ba cirro iyo beesha Habaryoonis waxay ku eedayn lahaayeen qodobka qaran-dumis iyo khiyaamo qaran  innuu ka galay qadiyadii madax-bannaanida boqolaalka qof ku dhinteen naf iyo maal-ba leh iyo qodobo badan oo kale ayaa lagu oogi lahaa Guddoomiyaha Waddani iyo beeshaa laga been abuuray xilliyo badan inay xidhiidh hoose la leeyihiin Farmaajo. Guddoomiyaha Waddani Cirro haddii uu la kulmilahaa sida Faysal caawa kama aynaan fadhiisaneen, halka sooshiyaalkana ku soo biirilahaayeen dad hor-leh oo cusub oo live miidhan soo wada gala. Haddii maanta uu Guddoomiyaha UCID Faysal cali waraabe dalka ku soo noqdo oo Muuse Biixi xidhiwaayo markuu ka soo dego madaarka Hargeysa, waxa cadaan noqonaysa in cadaawad iyo been abuur dambi aanu galin cid gaar ah galti dambiile been abuur ah lala doonaayo inay jirto , isla markaana  haddii talaabo sharci laga qaadi waayo Faysal Cali waraabe cidda kaligii u igmatay masiirka ummadda dhan leedahay uu kaligii ku matelay waxa keenay, lala xisaabtami waayo, walina la abaalmariyo, siday qaar kale arrintan iyo waxyaabo god madow ku rida qadiyadeeda madax-bannaanida dawlada Somaliland ugu kicin ama noqon tus-bax furma oo mid mid iyadoo cidna cid la socon la isugu shubin Muqdisho u dhicin waa in sharci la horkeeno,. Haddii kale mid mid ayaa la isugu shubi doonaa muqdisho.
Baraarug medai



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured