COLAADA CUNFIGA KU DHISAN EE IYO HIRDANKA IYO LOOLANKA ADAGEE KURSIGA CHIEF OF CABINET-KA MADAXWEYNE BIIXI W/Q. Brother Oday Abbas Ahmed Abbas

0
Wednesday June 06, 2018 - 20:49:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2156
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    COLAADA CUNFIGA KU DHISAN EE IYO HIRDANKA IYO LOOLANKA ADAGEE KURSIGA CHIEF OF CABINET-KA MADAXWEYNE BIIXI W/Q. Brother Oday Abbas Ahmed Abbas

    COLAADA CUNFIGA KU DHISAN EE IYO HIRDANKA IYO LOOLANKA ADAGEE KURSIGA CHIEF OF CABINET-KA MADAXWEYNE BIIXI W/Q. Brother Oday Abbas Ahmed Abbas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

COLAADA CUNFIGA KU DHISAN EE IYO HIRDANKA IYO LOOLANKA ADAGEE KURSIGA CHIEF OF CABINET-KA MADAXWEYNE BIIXI W/Q. Brother Oday Abbas Ahmed Abbas
Cisha reerkii cabaa haduu
Cayn kale u dhigo ciyaarta
Ka sii Alkumo caadiyo dhaqamada
Xunxuni nin bay caynkiisa tahay,


Waxaa laga cabsi qabaa dagaal iyo rabshado hor leh dabadana ku haya dirirta beelaha walaalaha ah ee reer nuur samaroon iyo beesha gibriil abokor sacad muuse oo iyagu hore ugu diriray degaanka buqdhada dirirtaas oo asal u ahayd dhul daaqsimeed iyo beero lawadago lana wada munaafacaadsan jiray, waxaana sida loo badiyo hurinta colaadaa beelaha walaalaha ah ku lug lahaa xisbiga kulmiye oo wakhtigaa ahaa mucaarad si ay doorashadii 2010kii ugu guuleystaan kuna wiiqaan necebna ku beeraan dadka labada gobol si ay ugu guuldareystaan xukuumadii wakhtigaa dalka ka talinaysay ee madaxweyne riyaale iyo xisbigii UDUB oo wakhtigaa ku jiray isu diyaarinta tartanka doorashada madaxtinimo, sida hada lagu xanto dirirta beelaha walaalaha ah ee wada daga ceel afweyn inuu lug ku leedahay jeegaaantu asalna u ah wareejinta gudoomiyaha xisbiga kulmiye laguna xanto maxamuud xaashi cabdi horena u ahaa wasiirkii madaxtooyada xukuumadii madaxweyne siilaanyo quudareynayeyna gudoomiyaha xisbiga iyo buurmadow oo isagu ahaa salaanka lagu fuulàyey kursiga isaguna hada xidhan, waxaana dirirtaa labada beelood maaxweyne riyaale kaga lumay codod badan  dad badanina ku leedeen isu socodkii magaalooyinka gobolka cagaaran ee gabiley iyo gobolka ay ku teedsan yihiin silsilada buuraleyda golis ee awdal ay yaraadeen, ayaa iyadoo aynu wada ogsoonahay colaadii beelaha walaalaha ah ee sacad yoonis iyo biciido ku dhex martay bariga sanaag ay sii qoyan tahay ayaa ila wareedyo ka soo baxaya qasriga madaxtooyada Somaliand  sheegayaan sida wararka qaar dad loo xidhxidhay xalay 6/june/2018 ilaa habeen hore dhalinyar warar ay ku qoreen baraha bulshadu kú kulanto kana heleen xoghayaha gaarkee madaxweyne biixi ninka la yidhaa mubaarik taani oo isagu asal ahaan ka soo jeedo beesha sacad muuse jibriil abokar ee degta degaanka cagaaran gabiley ay sheegayaan in dhowaan madaxweyne biixi oo lagu yaqaan qabqable dagaal iyo sameynta rabshadaha kuna soo caana maalay muda dheer inuu xabsiga ka sii daayo rag ay isu beel yihiin kana soo jeeda gobolka gabiley oo lagu tuhunsanaa rabshadahaa buqdhada ku dhexmartay waagaa beelaha walaalaha ah iyagoo mudaba ku xidhnaayeen xabsiga madheera,
arinta kale wararku tibaaxayaan ayay tahay in hirdan iyo loolan adagi ka dhexeeyo agaasimaha guud ee wasaarada madaxtooyada ninka la yidhaa maxamed cali bile iyo mubaarik taani oo ah xoghayaha gaarka ah ee madaxweyne biixi, waxaana loolanka dabada ka riixaya ka dib markii mubaarik taani saameyn taban oo firfircoon ku yeeshay siyaada madaxweyne biixi ee ehliga ku dhisan iyo ta qarasriga madaxtooyada aadna labada ninba ay ku dadaalayaan cida noqonaysa maxamuud xaashiga ama xirsiga madaxweyne biixi, waxaana kaalin mugleh ka ciyaaraysa biisha xuseen abokor reer gadiid oo iyagu uu ka dhashay maxamed cali bile madaxweynuhuna ay dalada guud wadaagaan mudooyinkan danbana ku jiray isbalaarin iyo ka dhex muuqashada siyaasada madaxweyne biixi iyo xukuumadiisa ku dhisan waxa afka qalaad lagu yidhaa (political gunfire ), dadaal dheerna ugalinayaan  sidii meesha looga saari lahaa loogana taqalusi lahaa mubaarik taani oo ah xubin dhalinyara ah aadna u firfircoon una dhaga nul madaxweyne biixi,
bilaahi towfiiq.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured