War deg-deg ah: Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasiir Maxamed Kaahin oo Amar ku bixiyey Inaan Magaaladda Berbera lagu qaban Karin Xuska 16-guuradii kasoo wareegtay Geeridii Marxuum Cigaal iyo Badhasaabka Saaxil oo Waraaq dhigay Huteeladda...

0
Wednesday May 02, 2018 - 18:07:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3055
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War deg-deg ah: Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasiir Maxamed Kaahin oo Amar ku bixiyey Inaan Magaaladda Berbera lagu qaban Karin Xuska 16-guuradii kasoo wareegtay Geeridii Marxuum Cigaal iyo Badhasaabka Saaxil oo Waraaq dhigay Huteeladda...

    War deg-deg ah: Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasiir Maxamed Kaahin oo Amar ku bixiyey Inaan Magaaladda Berbera lagu qaban Karin Xuska 16-guuradii kasoo wareegtay Geeridii Marxuum Cigaal iyo Badhasaabka Saaxil oo Waraaq dhigay Huteeladda...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War deg-deg ah: Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasiir Maxamed Kaahin oo Amar ku bixiyey Inaan Magaaladda Berbera lagu qaban Karin Xuska 16-guuradii kasoo wareegtay Geeridii Marxuum Cigaal iyo Badhasaabka Saaxil oo Waraaq dhigay Huteeladda...
Berbera(Xogreebnews)-Warar lagu kalsoon yahay oo u dhuundaloola dhaqdhaqaaqa qasriga Madaxtooyadda, ayaa shaaca ka qaaday inuu Madaxweyne Biixi amar ku bixiyey inaan Magaaladda Berbera lagu qaban karin xuska ama baroor diiqdii sannaad 16aad ee kasoo wareegtay Geeridii Aabihii seeska u dhigay qaranimada Somaliland, Madaxweynihii labaad Alla ha naxariistee Maxamed X. Ibraahin Cigaal.
Badhasaabka Gobalka Saaxil oo ay xidiid yihiin Madaxweynaha, ayaa sida la sheegay amaarro ku siiyey Huteeladda Ku yaala Magaaladda Berbera inaan lagu qaban karin xuskaas, haseyeeshee taas bedelkeeda waxa la qorsheeyey in magaaladda Hargeysa lagu qabto kulan duco ah oo ay Xukuumadu hagayso munaasibada cida ka hadlaysaa.
talaabadan ayaa daba socotaa kulan Xalay ka dhacay qarsiga Madaxtooyadda, kaasoo ay yeesheen wasiirka arrimaha gudaha iyo sidoo kale, Madaxweynaha iyo mujaahidiin u dhashay gobolka Saaxil, kuwasoo isla qaatay inaan magaaladda berbera lagu qaban karin xuska Madaxweynihii hore ee Somaliland marxuum maxamed X. Ibraahin Cigaal.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured