Wefti Ajanabiya & Xukumaddu oo Raba Xoog Macdan Kaga Qaataan Buurta Calmadaw.

0
Sunday March 04, 2018 - 02:58:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1294
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wefti Ajanabiya & Xukumaddu oo Raba Xoog Macdan Kaga Qaataan Buurta Calmadaw.

    Wefti Ajanabiya & Xukumaddu oo Raba Xoog Macdan Kaga Qaataan Buurta Calmadaw.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wefti Ajanabiya & Xukumaddu oo Raba Xoog Macdan Kaga Qaataan Buurta Calmadaw.

Dr. anjanette oo sanadkii hore November 2017 Somaliland laga mastaafuriyey, waxaana ka mastaafuriye, W/ku/arimaha gudaha. Maxamed Muse Diiriye , . Ayaa dalka kusoo noqotay markay lacag badan isticmaashay, iyadoo rabta inay buuralaydda Caalmada ee Gobalka Sanaag, Survey Drone casri wadata oo ay ku xidhan yihiin Field testing TITAN GER 1000 Device. Aaladan oo awood u leh, in ay ogaato,balaca 2KM square iyo 30M meter oo dhulka waxaa, Dahab iyo macdan ku jira in ay ogaato, iyo biyo ba. Waxaa kaloo ay kazoo shaqaysa dalka dheemanta leh ee Sierra Leone 2010. Sida link hoose buuga page-1. Dhamaadkiisa ku qoran. The Case of Somaliland's Frankincense Industry - University of Vermont www.uvm.edu/ieds/sites/default/files/Somaliland_3_27_14.PD

Dr. Anjanette waxay khibrad macdanta oo sare leedahay ku jirtaa Linkedin geeda , laakin mar aan waydiiyey way dafirtay. https://www.linkedin.com/in/anjanette-decarlo-phd-71b150

2017 ayaa magaaladda Burco la dhagax dhigay warshadda fooxa oo ay wada leeyihiin. Dr anjanette Decarlo & Barkhad Jibriil Hassan. Lacagta ku kacaysa 10 million dollar.

Dr anjanette waxay samaystay urur wayn ay ula baxday Conserve Calmadaw . ilaalinta deeganka Fooxa Calmadaw. http://www.conservecalmadow.org

Wali shay umay qaban magacoodina way isticmaalaysaa, 35 Million ah ayey ku soo urusatay, magaca deegankan. Dadkii deeganku markay ogadeen ayey yidhaadeen yaanay noo iman gabadhaasi



Field testing TITAN GER 1000 Device Drone.

26 february ayaa M/weyne Muuse Bihi , waxaa u tagay ganacsadaha, shirkada fooxa Dr. Anjanette wada leeyihiin. M/weynaha wuu ka codsaday Ciidan Xoogan , si ay deegaanka caalmadaw khasab ugu galaan. Dr anjanette oo horkacaysay wafti culus, oo aamin san nabi ciise inuu ku aasanyey Calmadaw maadama ay leedahay, goobta nabi ciise hooyadii lagu aasay , Sida Uu Tilmaamaayo Kitaabkii Qudduuska Ahaa Ee NABIYULLAAHI CIISE C.S the Gifts of the three Wise men, malmalkii (commiphora molmol), Fooxii (Frankincense) iyo Dahabkii.

Deegankan oo hunguri galieyey dad badan oo xukumadda cusuba, iyo Dr. Anjanette 2 million laalusha ku bixisay Somaliland in loo ogolaaddo. Ilaa heerkaa wataa maraysa la yidhaa deegankan khasab ha ku tagto iyadoo waxba u qaban. Wixii halkaa ka dhaca waxaa madaxa ku qaadanaya M/weynaha.

Hadduu Barkhad Maal-gashaday campaignkii madaxweynaha, ma dhul aynan lahayn ayey , doonayaa , macdanta iyo wixii ku jira in ay awood dawladeed ku isticmaalaan.


Remote controlkii drone,



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured