Maamulaha guud ee DP World oo Aflaagado kula kacay Dalka Jabuuti, Abuurka Alla Faro-geliyey.."Dadka Reer Jabuuti Waxaanu ka Dhignay 'Bashar'Balse Waxaanu ku Celin Waxay Ahaayeen"Sultan Axmed Bin Selayem,

0
Monday February 26, 2018 - 03:31:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1870
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulaha guud ee DP World oo Aflaagado kula kacay Dalka Jabuuti, Abuurka Alla Faro-geliyey.."Dadka Reer Jabuuti Waxaanu ka Dhignay 'Bashar'Balse Waxaanu ku Celin Waxay Ahaayeen"Sultan Axmed Bin Selayem,

    Maamulaha guud ee DP World oo Aflaagado kula kacay Dalka Jabuuti, Abuurka Alla Faro-geliyey.."Dadka Reer Jabuuti Waxaanu ka Dhignay 'Bashar'Balse Waxaanu ku Celin Waxay Ahaayeen"Sultan Axmed Bin Selayem,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulaha guud ee DP World oo Aflaagado kula kacay Dalka Jabuuti, Abuurka Alla Faro-geliyey.."Dadka Reer Jabuuti Waxaanu ka Dhignay 'Bashar'Balse Waxaanu ku Celin Waxay Ahaayeen"Sultan Axmed Bin Selayem,

DUBAI (Xogreebnews.net) Maareeyaha guud Ee dekedaha Dp World  Sultan Ahmed Bin Sulayem, Ayaa Ereyo Anshaxa ka Baxsay ku Weeraray Dadka Reer Jabuuti Mar Uu Waraysi Siinayay Televisionka Caalamiga ah ee Aljazeera, Kaasi Oo Uu kaga Jawaabayay Go,aankii Dawlada Jabuuti Ay ku Laashay Heshiiskii ay Kula Jirtay Shirkada Maamusha Dekedaha Ee Dp World.

Hadalkan ka Soo Yeedhay Maamulaha Guud Dekedaha Ay Maamusho Amaba ay Gacanta  ku Hayso Shirkada Dubai Port World Sultan Axmed Bin Sulayem ayaa noqonaya Mid si Dhow Usaamaynaya Bulshada Reer Jabuuti iyo kuwa Somaliland oo Wadagaa Mid Dhaqan Dhaqaale , Hayb Iyo dabcan Wadaganaanshaha Labada Dal


Hadal kasoo Yeedhay Maamulaha Dekedaha Shirkada Dp World Ayaa Udhignaa Sidan

"Dadka Reer Jabuuti Waxaanu ka Dhignay "Bashar”,Balse Waxaanu ku Celin Waxay Ahaayeen”Suldaan Axmed Bin Selayem
Dhanka kale Shirkada Dp World ayaa waxay Sanadihii Ugu Danbeeyay Heshiish la Gashay Jamhuuriyada somaliland kaasi Oo ay kula Wareegtay Gacan ku Haynta marsada Caalamiga ah  Berbera Mudo 25 sano ah Balse  Wali Aanay  Waxba ka   Qaban.
Go,aanka ay Dawlada jabuuti kaga Baxday heshiiskii ay kula jirtay Shirkada Dp World Iyo Hadalka kasoo Yeedhay Masuul Kamida kuwa  ugu Sareeya maamulka dekedaha  Dp World maamusha, ayaa Noqonaya mid Saamayn culus ku yeelan kara Heshiiska Bilowga ah Ee ay Galeen Somaliland iyadoo ay Suurto Gal Tahay Marka la qiimeeyo habdhaqankooda iyo ereyada kasoo baxaya  in Xukuumada Somaliland Dib u Eegis Deg Deg Ah ku Samayso Heshiiska Dp world,  iyadoo lala xidhiidhin karo hab dhaqanka madaxda shirkada  Qiyaasta Inta  la Aamino karo Mustaqbalka Dhaw,



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured