Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Baaq Nabadeed u Diray Beelaha Walalaha ah ee Dagaalku ku Dhex-maray Dararweyne....

0
Wednesday January 24, 2018 - 03:22:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1182
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Baaq Nabadeed u Diray Beelaha Walalaha ah ee Dagaalku ku Dhex-maray Dararweyne....

    Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Baaq Nabadeed u Diray Beelaha Walalaha ah ee Dagaalku ku Dhex-maray Dararweyne....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Baaq Nabadeed u Diray Beelaha Walalaha ah ee Dagaalku ku Dhex-maray Dararweyne....
Berbera(Xogreebnews)-Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Kamid ah, Saraakiisha Xisbiga Kulmiye, gaar ahaan gobalka Saaxil, ayaa baaq nabadeed u diray Beelaha Walaalaha ah ee dirirtu ku dhex-martay gobalka Sanaag, gaar ahaan deeganka Darar-weyne. Siyaasi Kayd Cabdilahi waxa uu labada dhinac ee ku dagaalamay Dararweyne ugu baaqay inay joojiyan colaada, isla markaana aanay dib u dhicin Dhiig walaal Islam ah oo micno darro u daata.
Sidoo kale Siyaasi Kayd Cabdilahi waxa uu ku waaniyey dhinacyada dhiiladdu dhex taalo inay walaalo yihiin oo ay dhinac walba dåd isku midda ka yihiin, waxanu xasuusiyey nabada iyo qiimaheeda. Sidaasna waxa uu ku sheegay qoraal kooban oo u ku baahiyey bartiisa Facebook, kaasoo u dhigan sidan.
"..Waxaanu Aad iyo Aad uga tiiraanyeysanahay Dagaalka soo noqnoqday ee dhex maraayey labada beelood ee dhaleeyada ah ee deegaanka  ceel af weyn  kaasoo sababay dhimasho aan yarayn iyo dhaawacba ,waxaan leeyahay walaalayaal ilaahay ka baqda ,walaal garanmayno qiimo la aanta ay dadkeenu ku dhimanayaan , baaqiga inoogu taliya oo caqligu ha shaqeeyo. odayaasha , cuqaasha , Salaadiinta , culimaudiinka Madax iyo minjo arrintan aan sidii aynu dhaqanka u lahayn u gurmano, arrintana faro qabow ku qabano, yeynan fadhiga ku taline, hala dhaqaaqo".



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured