Gudoomiye ku xigeenka Kulmiye ee Laanta Toronto Shucayb Cabdilahi Xuseen oo Ugu Baaqay Beelaha ku Dagaalamaya Darar-weyne inay Colaadda Joojiyan, farayna qiimaha nabaddu leedahay, Maamulka Gobolka Sanaag oo u Fariin khaasa u diray....

0
Tuesday January 23, 2018 - 02:41:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1041
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye ku xigeenka Kulmiye ee Laanta Toronto Shucayb Cabdilahi Xuseen oo Ugu Baaqay Beelaha ku Dagaalamaya Darar-weyne inay Colaadda Joojiyan, farayna qiimaha nabaddu leedahay, Maamulka Gobolka Sanaag oo u Fariin khaasa u diray....

    Gudoomiye ku xigeenka Kulmiye ee Laanta Toronto Shucayb Cabdilahi Xuseen oo Ugu Baaqay Beelaha ku Dagaalamaya Darar-weyne inay Colaadda Joojiyan, farayna qiimaha nabaddu leedahay, Maamulka Gobolka Sanaag oo u Fariin khaasa u diray....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye ku xigeenka Kulmiye ee Laanta Toronto Shucayb Cabdilahi Xuseen oo Ugu Baaqay Beelaha ku Dagaalamaya Darar-weyne inay Colaadda Joojiyan, farayna qiimaha nabaddu leedahay, Maamulka Gobolka Sanaag oo u Fariin khaasa u diray....
Toronto(Xogreebnews)-Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Kulmiye ee laanta Toronto Shucayb Cabdilahi Xuseen, ayaa baaq nabadeed u diray Beelaha walaalaha ah ee dagaalku ku dhex-maray deegaanka Darar-weyne ee Gobolka Sanaag. Gudoomiye ku xigeenka Kulmiye Shucayb waxa kaloo uu tacsi u diray intii ku geeriyootay masiibadaas dagaal iyo sidoo intii ku dhaawacantay oo u Alle uga baryey inuu caafimaaf sareecan ah siiyo.
Sidaasna Gudoomiye Shucayb Cabdilahi Xuseen waxa uu ku sheegay qoraal kooban oo u soo gaadhsiiyey shabakadda Xogreebnews.com, waxanu u dhigan yahay sidan.
"...Anigoo ah G/xigeenka xisbiga kulmiye laanta Toronto waxaan baaq nabadeed u dirayaa labada beelood ee walaalaha ah ee dagaalku ku dhexmaray deegaanka dararweyne ee degmada ceel afweyn ee gobolka sanaag inay joojiyaan dagaalka macna darada ah ee uu dhiigu ku daadanayo, waxaa xusid mudan shacabka ku dheqan deegaankaasi ay leeyihiin taariikh soo jireen ah iyo walaaltinimo intaba.
Hadaba waxaan ka codsanayaa xukuumada iyo maamulka gobolka sanaag in colaadaa lasoo afjaro oo lakala dhexgalo labada beelood ee ilaaheey deegaankaasi kuwada abuuray.
Alla mahadleh 
Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Kulmiye ee laanta Toronto.
Shucayb Cabdilahi Xuseen



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured