Farmaajooy; Duhurkii La Eedaan, Danna Taada Ka Adkaw!. Siyaasi Maxamed Gacayte

0
Thursday December 28, 2017 - 01:57:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 893
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmaajooy; Duhurkii La Eedaan, Danna Taada Ka Adkaw!. Siyaasi Maxamed Gacayte

    Farmaajooy; Duhurkii La Eedaan, Danna Taada Ka Adkaw!. Siyaasi Maxamed Gacayte

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Farmaajooy; Duhurkii La Eedaan, Danna Taada Ka Adkaw!. Siyaasi Maxamed Gacayte
Maamulka taagta daran ee Farmaajo oo tahlikari waayay in Af-gooye ka taliyo ayaa u bu'aya inuu soo farogaliyo Somaliland, Waxanu aaminsanahay in cid kasta oo ku soo xad gudubta xuduudaha Jam. Somaliland haday tahay (dhulka, bada, cirka), ay iclaamisay daandaansi iyo dagaal qaawan oo Somaliland ka dhan ah.
Dawlada Xamar oo sheegtay inay bari wixii ka danbeeya maamuli doonto hawada Somaliland, waana xad gudub-qaawan oo ka dhan ah madaxbanaanida iyo xuduudaha Jamhuuriyadda Somaliland, mana aqbali doono talaabadan riyada ah ee Farmaajo soo dhoobdhoobay. Dawlada iyo shacabkeeduba waxay diyaar u yihiin inay difaacan madaxbanaanida Qaranka Jamhuuriyada Somaliland.
Ninka AMISOM ilaaliso ma itaal kalaa hadhay, Farmaajo nabad mandaqada danbay inoo wada tahay hadii aad ilaalin waydo aduunbaa ku dhib qaba oo dhabigii adeerka u qornay dhulka waali maanu dhigin. Kolkaa waxaan leeyahay Maanulka Xamar.
~Duhurkii La Eedaan
~Danna Taada Ka Adkaw!
Somaliland Ha Jirto, Cadawgeeduna Ha Jabo.
Siyaasi Mohamed Gacayte
Hargeysa/Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured