War Deg-deg ah: Guddida Qaban-qaabada Shir-weynaha Lixaad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland Solja oo Lagu Dhawaaqay iyo Magacyada Xubnaha...Shirweynaha Waxa Lagu Doonaya Hoggaan iyo Guddida Fulinta

0
Wednesday December 20, 2017 - 21:02:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1442
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg-deg ah: Guddida Qaban-qaabada Shir-weynaha Lixaad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland Solja oo Lagu Dhawaaqay iyo Magacyada Xubnaha...Shirweynaha Waxa Lagu Doonaya Hoggaan iyo Guddida Fulinta

    War Deg-deg ah: Guddida Qaban-qaabada Shir-weynaha Lixaad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland Solja oo Lagu Dhawaaqay iyo Magacyada Xubnaha...Shirweynaha Waxa Lagu Doonaya Hoggaan iyo Guddida Fulinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg-deg ah: Guddida Qaban-qaabada Shir-weynaha Lixaad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland Solja oo Lagu Dhawaaqay iyo Magacyada Xubnaha...Shirweynaha Waxa Lagu Doonaya Hoggaan iyo Guddida Fulinta
Hargeysa(Xogreebnews)-Guddida qaban-qaabada Shir-weynaha lixaad ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja, ayaa la magacaabay todobaadkan gudihiisa. kuwasoo soo agaasima Munaasibada lagu dooranay hoggaanka cusub ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja iyo weliba xubnaha guddida fulinta ururkaas.
Shir-weynaha lixaad ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja, ayaa la filaya inuu qabsoomo dabayaaqada Bishan December, kasoo ka dhacaya Magaaladda Hargeysa, iyadoo aanay weli si rasmiya Guddida qaban-qaabaddu u astayn Maalinta iyo weliba goobta uu Shirku ka dhacay.
Xubnaha guddida qaban-qaabada Shirweynaha ururka Solja, ayaa ka kooban todoba xubnood, kuwasoo kala ah Barkhad M Kaariye, Sahra  Abdi  Wahaab, Maxamed Ilka Case, Mawliid Shaqale, Seynab Mohamed Abdi, Abdifatax Mursal Mahamed  Aw-Adan.
Sidaas daraadeed waxa Suxufiyiinta Somaliland lala socod siiyanaya inay kasoo wada qaybgalaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured