Gacan-yaraha Madaxweynaha Cusub Mubarak Ismacil Taani oo Shir Deg-deg ah Isaggu Yeedhay Golaha Wasiirada Cusub ee Shalay lagu dhawaaqay....

0
Friday December 15, 2017 - 20:10:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Gacan-yaraha Madaxweynaha Cusub Mubarak Ismacil Taani oo Shir Deg-deg ah Isaggu Yeedhay Golaha Wasiirada Cusub ee Shalay lagu dhawaaqay....

    Gacan-yaraha Madaxweynaha Cusub Mubarak Ismacil Taani oo Shir Deg-deg ah Isaggu Yeedhay Golaha Wasiirada Cusub ee Shalay lagu dhawaaqay....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gacan-yaraha Madaxweynaha Cusub Mubarak Ismacil Taani oo Shir Deg-deg ah Isaggu Yeedhay Golaha Wasiirada Cusub ee Shalay lagu dhawaaqay....
Hargeysa(Xogreebnews)-Gacan-yaraha Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mubaraka Ismaacil Taani, ayaa iskugu yeedhay golaha Cusub ee Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu ku dhawaaqay Shalay.
Warar lagu kalsoonyahay oo ay heshay Shabakada Warbaahinta Xogreebnews.com, ayaa sheegaya inuu Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweyne Muuse Biixi fariimo u diray xubnaha dhalinyarada ah ee ay isku Group-ka ahaayeen, kuwasoo uu ka Codsaday inay beri kasoo qaybgalaan Shir Madaxweynuhuu la yeelan doono, kaasoo noqon doono Shirkii u horreeyey ee u Madaxweynaha la doortay Md. Muuse Biixi Cabdi uu la yeesho Xukuumada uu ku dhawaaqay Shalay oo durba cunaha u dhaafi wayday shacabkii soo doortay oo u arkaa Tiro badan iyo tayo La'aan.
Mubarak Ismaaacil Taani Waa Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxanu durba lasoo baxay sida lait sheegayo awood xad dhaaf ah oo aan la fileyn in Muuse Biixi Agtiisa laga yeesho.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured