Aqoonyahankii Guusha Muuse Biixi Bud-dhiga u ahaa oo Maanta ka Maqnaa Madasha Caleemo saarka Madaxweynaha...Aqoonyahan Axmed Ismacil Samatar, Jamaal Cali Xuseen iyo Maxamed Cali Bile Ma Khilaaf ayey kaga maqnaayeen mise?.

0
Wednesday December 13, 2017 - 19:32:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3802
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqoonyahankii Guusha Muuse Biixi Bud-dhiga u ahaa oo Maanta ka Maqnaa Madasha Caleemo saarka Madaxweynaha...Aqoonyahan Axmed Ismacil Samatar, Jamaal Cali Xuseen iyo Maxamed Cali Bile Ma Khilaaf ayey kaga maqnaayeen mise?.

    Aqoonyahankii Guusha Muuse Biixi Bud-dhiga u ahaa oo Maanta ka Maqnaa Madasha Caleemo saarka Madaxweynaha...Aqoonyahan Axmed Ismacil Samatar, Jamaal Cali Xuseen iyo Maxamed Cali Bile Ma Khilaaf ayey kaga maqnaayeen mise?.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aqoonyahankii Guusha Muuse Biixi Bud-dhiga u ahaa oo Maanta ka Maqnaa Madasha Caleemo saarka Madaxweynaha...Aqoonyahan Axmed Ismacil Samatar, Jamaal Cali Xuseen iyo Maxamed Cali Bile Ma Khilaaf ayey kaga maqnaayeen mise?.
Hargeysa(Xogreebnews.com)-Munaasibadii Caleemo Saarka Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo ka dhacday Qasriga dalka looga arrimo ee Madaxtooyadda, ayaa Maanta laga dhex waayey aqoonyahankii bud dhigga u ahaa Guusha Xisbiga Kulmiye, oo Kala ahaa Prof. Axmed Ismaacil Samatar, aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo Maxamed Cali Bile.
Arrinta ayaa dood badan ka dhalisay baraha bulshada, iyadoo lala xidhiidhiyey maqnaanshiiyaha Aqoonyahankaa culus, arrimo Kala duwan.haseyeeshee lama oggaa sababta dhabta ah ee maqnaanshiiyaha labeentii Shacabku codka ku siiyeen Madaxweynaha dhowaan la doortay Muuse Biixi Cabdi.
Geesta kale, warar lagu kalsoon yahay, oo ay heshay shabakada Warbaahinta Xogreebnews.com, ayaa sheegaya in Prof. Axmed Ismacil Samatar, uu isaggu cadho kaga maqnaa madasha caleemo saarka Madaxweynaha. Iyadoo sababta cadhadiisa lala xidhiidhiyey isku dhacda dhex maray Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Prof. Axmed Ismacil samatar. 
Xoggaha ayaa tibaaxay isku dhaca Madaxweynaha iyo Prof.Axmed Ismaacil Samatar ay tahay, kaddib markii wasaaradda arrimaha dibeda la sheegay Madaxweynuhuu intuu u balan qaaday Axmed Ismacil Samatar wasiirka arrimaha dibeda, hadana ku Yidhi Wasiir Sacad Cali shire Bedeli maayo, taasoo sababtay Cadhada aqoonyahan Axmed Ismacil Samatar. La soco xogaha kasoo kordha 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured