Siyaasi Cali Xoor-xoor oo Gucle Orod ugu jira inuu Wasiir Derejada Sadexaad ah ka Noqdo Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi

0
Saturday November 25, 2017 - 19:05:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1423
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Cali Xoor-xoor oo Gucle Orod ugu jira inuu Wasiir Derejada Sadexaad ah ka Noqdo Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi

    Siyaasi Cali Xoor-xoor oo Gucle Orod ugu jira inuu Wasiir Derejada Sadexaad ah ka Noqdo Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Cali Xoor-xoor oo Gucle Orod ugu jira inuu Wasiir Derejada Sadexaad ah ka Noqdo Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa(Xogreebnews)-Maareeyihii hore ee Dekeda Berbera Eng. Cali Xoor-xoor, ayaa la sheegay inuu Ruclo odor ugu jiro sidii uu boos wasiirnimo oo heerka saddexaad ah uga noqon lahaa Xukuumadda Madaxweynaha Cusub ee Smaliland Muuse Biixi Cabdi.

Warar lagu kalsoon yahay, ayaa tibaaxay in Maareeyihii hore ee Dekedda Berbera Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor-xoor) uu oloolle xoogan oo aanu waxba la hadhin ugu jiro sidii uu u noqon lahaa Wasiirka Ganacsiga Jamhuuriyadda Somaliland. Waxa kaloo xogguhuu intaa ku darreen in Ex. Mareeyee Cali Xoor-xoor uu Odayaal dhaqameed ugu diray Madaxweynaha Cusub Muuse Biixi, kuwasoo ka codsanayaa inuu Cali Xoorxoor ka dhigo Wasiirka ganacsiga.

Ma jiro Warar inta ka faafhfaahsan oo aanu ka helnay, hase-yeeshee la soco wixii kasoo Kordhaa Maareeyihii ugu miisanka cuslaa oo Oloolle ugu jira heer Wasiirnimo oo darreejada sadexaad ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured