Wasiirka Madaxtooyadda Maxamud Xaashi Iyo Musharraxa Guul-darada Faysal Cali Waraabe oo Xabaalo Dhex-dood Saacadda ku Faqaayey iyo Aaskii ay Tageen oo Tacsidiisi ay Haleeli waayeen+ Qorshaha Iibka Ucid ee Ina Xaashi oo ka Rajo-dhigay Dumaasha Kulmiye..

0
Friday November 24, 2017 - 01:46:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2463
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Madaxtooyadda Maxamud Xaashi Iyo Musharraxa Guul-darada Faysal Cali Waraabe oo Xabaalo Dhex-dood Saacadda ku Faqaayey iyo Aaskii ay Tageen oo Tacsidiisi ay Haleeli waayeen+ Qorshaha Iibka Ucid ee Ina Xaashi oo ka Rajo-dhigay Dumaasha Kulmiye..

    Wasiirka Madaxtooyadda Maxamud Xaashi Iyo Musharraxa Guul-darada Faysal Cali Waraabe oo Xabaalo Dhex-dood Saacadda ku Faqaayey iyo Aaskii ay Tageen oo Tacsidiisi ay Haleeli waayeen+ Qorshaha Iibka Ucid ee Ina Xaashi oo ka Rajo-dhigay Dumaasha Kulmiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Madaxtooyadda Maxamud Xaashi Iyo Musharraxa Guul-darada Faysal Cali Waraabe oo Xabaalo Dhex-dood Saacadda ku Faqaayey iyo Aaskii ay Tageen oo Tacsidiisi ay Haleeli waayeen+ Qorshaha Iibka Ucid ee Ina Xaashi oo ka Rajo-dhigay Dumaasha Kulmiye..
Hargeysa(Xogreebnews)-Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo muddo bil ka yar uu ka hadhsan yahay muddo xileedkii Xukuumada uu ka tirsan yahay, iyo Musharraxii saddexda jeer dhacay ee Ucid Faysal Cali Waraabe, ayaa shalay Banaanka iskula baxay Faq iyo Xanshaashaq ay kaga wadahadlayeen arrimo ku taxaluqa danahooda Siyaadadeed.
Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi iyo Faysal Cali Waraabe, oo shalay ka qaybgalay Aaska ilaahay Naxariistii Jano ha ka Waraabiyo Marxuum Axmed Yaasiin Gabax-xadid
Ok lagu aasay Habaalaha bariga Magaalada Hargeysa ee Naasahablood.
Wasiir Maxamuud Xaashi iyo Faysal Cali Waraabe, ayaa ilaayo intii la rogaayey Maydka Marxuumka iyo intii Ciida lagu roggaayeyba, iyaggu ku sheekeysanaayey Meel cidla ah oo ka durugsan goobta lagu aasayey Maydka. Labada Siyaasi, ayaa sheekada dhexdooda taala awgeed haleeli waayey inay tacsi u direen Marxuumka ay aaskiisa joogeen.
Hase-yeeshee lama ogga nuxurka iyo xiisaha ay u lahayd Faysal iyo Maxamuud Xaashi arrimaha ay ka wadahadlaayeen, hase-ahaatee dad u dhuundaloola Dhaqdhaqaaqa Siyaasada  Wasiir Maxamuud Xaashi iyo Musharraxa guuldarada wehelka u noqday Faysal Cali Waraabe, waxana la sheegay inay ka wadahadleen arrimo ay ka mid yihiin rajo la'aanta Siyaasadeed ee ay ka siman yihiin iyo weliba in Faysal Cali Waraabe ka Iibiyo Xisbiga uu jeebka ku sito ee Ucid, maadaama oo Wasiir Maxamuud ka rajo dhigay Dumaasha Gudoomiyenimada Kulmiye.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured