"Ilmaadeerayaal Ceeb Iyo Foolxumo Weyn Baan U Arkaa Inaad Tidhaahaan Dadkii Idinla Shaqeeyay Ee Mabada'iyan Xisbiga Idinkula Bahaysnaa Basaasiin Bay Ahaayeen Oo Way Na Hagradeen. Gobanimana Maaha In Shaki La Gesho Halgankoodii Xubnihiin Xisbiga Ee Aan Kasoo Jeedin Beesha Cirro"Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Wadani Maxamed Sidiiq Dhamme

0
Thursday November 23, 2017 - 20:12:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 961
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Ilmaadeerayaal Ceeb Iyo Foolxumo Weyn Baan U Arkaa Inaad Tidhaahaan Dadkii Idinla Shaqeeyay Ee Mabada'iyan Xisbiga Idinkula Bahaysnaa Basaasiin Bay Ahaayeen Oo Way Na Hagradeen. Gobanimana Maaha In Shaki La Gesho Halgankoodii Xubnihiin Xisbiga Ee Aan Kasoo Jeedin Beesha Cirro"Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Wadani Maxamed Sidiiq Dhamme

    "Ilmaadeerayaal Ceeb Iyo Foolxumo Weyn Baan U Arkaa Inaad Tidhaahaan Dadkii Idinla Shaqeeyay Ee Mabada'iyan Xisbiga Idinkula Bahaysnaa Basaasiin Bay Ahaayeen Oo Way Na Hagradeen. Gobanimana Maaha In Shaki La Gesho Halgankoodii Xubnihiin Xis

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ilmaadeerayaal Ceeb Iyo Foolxumo Weyn Baan U Arkaa Inaad Tidhaahaan Dadkii Idinla Shaqeeyay Ee Mabada'iyan Xisbiga Idinkula Bahaysnaa Basaasiin Bay Ahaayeen Oo Way Na Hagradeen. Gobanimana Maaha In Shaki La Gesho Halgankoodii Xubnihiin Xisbiga Ee Aan Kasoo Jeedin Beesha Cirro"Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Wadani Maxamed Sidiiq Dhamme
Hargeysa(Xogreebnews)-Maxamed Sidiiq Dhame oo ah Gudoomiyaha Garabka dhalinyarada heer Qaran ee Xisbiga Waddani ahna xubin aad ufirfircoon hal adayga iyo mucaaradad xoogan lagu yaqaano dhawr jeerna xisbiga uu katirsanyahay ee waddani awgii lagu weeraray nabaro jabniin uu kamid yahayna loogu gaystay ayaa qoraal uu bartiisa Facebooka soo dhigay walaac kaga muujiyay guuldaradii Xisbiga Waddani kaga dhacday doorashadii dalka ka dhacday kadib habdhaqan uu sheegay in lagula kacay masuuliyiintii Xisbiga Katirsanaa ee aan kasoo jeedin Beesha Musharax Cabdiraxmaan Ciro sida hadalkiisa ka Muuqata isagoona ku baaqay inaan laga abaal kadarani dadkaasi la soo shaqeeyay Xisbiga Waddani ee dhiigooda ushubay wixii ay Xisbiga Uqabteen sidoo kalena waxa uu Maxamed Sidiiq Dhamme uu ku baaqay inaan dadkaas lagu tilmaamin Basaasiin hoosaasinaayay Xisbiga oo aan guul rabin hadii lagu tilmaamana ay tahay deelqaaf iyo Meel kadhac aan dadkaasi gayin oo lagula dul kufay.


Qoraalka uu Masuulkani Bartiisa Facebooka soo dhigay ee aanu kasoo xiganay ayaa udhignaa sidan”

Ilmaadeerayaal ceeb iyo foolxumo weynbaan u arkaa in aad tidhaahaan dadkii idinla shaqeeyay ee mabada’iyan Xisbiga idinkula bahaysnaa, in la yidhaa basaasiin bay ahaayeen oo wayna hagradeen. Gobanimana maaha in shaki la gesho halgankoodii xubnihiin Xisbiga ee aan kasoo jeedin beesha Cirro. In aynu guusha helno calafbaa ka adeegay, marlabaadna waan hanan karaa haddi lays habeeyo oon lays hiifin.

Tallaabada iyo tudhaalo la’aantaasi waxay mugdi gelin kartaa mustaqbalka Xisbiga, himiladii iyo hirashadii Xisbiga ka sii mid ahaanshihiisuna ma samayn doonto macno. In aad ku ixtiraamtaan ka mid noqoshadii maalmihii xoogga iyo xubnaha Xisbigu u baahnaa ee ay idinla jaalka ahaayeen ayaa gobonimo ah. Jid dheerba innaga xiga guusha, tacab iyo tabaabushaa lama huraan ah.

Haddi aan gacmaha lays qabsan oo aan la ilaawin xumadda guul darada waxa sii fogaan guusha. Ixtiraam iyo sharafbaan u hayaa dhammaan dhallinyaradii Xisbiga WADDANI gude iyo dibad, waxayn dhignay taariikh. Maamuusbay mudan yihiin dhallinyarada garaadka san ee aan sida kuwaa naxliga kala dhex dhigayn dhallinyarada rajada ku midaysnayd.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured