Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Somaliland si weyn ugu Aamanay Hananka Dimuquraadiyadeed ee ka Hana-qaaday Hambalyo-na Usoo diray Madaxweynaha Cusub ee S/land Muuse Biixi iyo Musharaxa Waddani Cirro-na Luuqad Diblumaasiyadeed ku Waaniyey

0
Wednesday November 22, 2017 - 04:09:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2219
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Somaliland si weyn ugu Aamanay Hananka Dimuquraadiyadeed ee ka Hana-qaaday Hambalyo-na Usoo diray Madaxweynaha Cusub ee S/land Muuse Biixi iyo Musharaxa Waddani Cirro-na Luuqad Diblumaasiyadeed ku Waaniyey

    Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Somaliland si weyn ugu Aamanay Hananka Dimuquraadiyadeed ee ka Hana-qaaday Hambalyo-na Usoo diray Madaxweynaha Cusub ee S/land Muuse Biixi iyo Musharaxa Waddani Cirro-na Luuqad Diblumaasiyadeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Somaliland si weyn ugu Aamanay Hananka Dimuquraadiyadeed ee ka Hana-qaaday Hambalyo-na Usoo diray Madaxweynaha Cusub ee S/land Muuse Biixi iyo Musharaxa Waddani Cirro-na Luuqad Diblumaasiyadeed ku Waaniyey
Hargeysa(Xogreebnews)Madaxweynihii hore ee Xukuumada Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa amaan iyo bogaadin balaadhan usoo diray Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyada Somaliland Md.  Muuse Biixi Cabdi, sidoo kale waxa uu wax lagu farxo ku tilmaamay hanaankii iyo asluubkii shacabka Somaliland u doorteen hoggaamiyahooda cusub iyo nidaamka Dimuquraadiyadeed ee ka hana qaaday Somaliland.  Waxa kale oo Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Maxamuud uu amaanay tanaasulka iyo aqbalaadda musharraxa laga guuleystay ee Xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Cirro. Sidaasna waxa uu ku sheegay Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud qoraal uu ku baahiyey bartiisa Facebook. Waxanu u dhigan yahay sidan. 


"..Waxaan halkaan HAMBALYO IYO BOGAADIN UGA DIRAYAA DHAMMAAN DADWEYNAHA SOOMAALILAND IYO Madaxweynaha cusub ee la doortay Md. Muuse Biixi oo aan leeyahay doorashada aad dhaqangeliseen Waa wax lagu Farxo oo lagu faano sida deggan ee nidaamsan ee dulqaadka iio tanasulku ku dheehan yahay ee aad ugu guuleysateen.
Waxaan sidoo kale bogaadinayaa Md. Cabdiraxmaan Cirro Gudd. Xusbiga waddani mas’uuliyadda iyo biseylka siyaasadeed ee uu ka muujiyay go’aankii natiijada doorashooyinka

Doorashada Somaliland waxay muujineysaa ididiila wanaagsan oo tilmaameysa dimoqradiyadu iney si hagaagsan uga dhaqangeli karto habnololeedka iyo dhaqanka dadka Soomaaliyeed
Waxaad jideyseen tusaale habboon iyo habdhaqan siyaasadeed cusub oo ku daysi mudan ee Guuleysta oo nabad iyo horumar ku Waara.
Xasan Sh. Maxamud".


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured