Xukuumadda Dalka Jabuuti oo Hambalyo Usoo Dirtay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland

0
Wednesday November 22, 2017 - 03:46:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1602
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Dalka Jabuuti oo Hambalyo Usoo Dirtay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland

    Xukuumadda Dalka Jabuuti oo Hambalyo Usoo Dirtay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda Dalka Jabuuti oo Hambalyo Usoo Dirtay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland
Jabuuti(Xogreebnews)-Dowladda Jabuuti ayaa noqotay dalkii ugu horreeyay ee ku hambalyeeya Somaliland doorashada Madaxweynaha cusub Mudane Muuse Biixi Cabdi. 
Wasiirka Maaliyadda iyo dhaqaalaha ahna Xoghaya Guud ee xisbiga talada haya ee RPP Md. Ilyaas Muuse Dawaale, ayaa qoraal kooban bartiisa twitterka ku baahiyey ku hambalyeeyey reer Somaliland doorashada u qabsoontay iyo madaxweynaha cusub ee ku guulaystay.
"#Somaliland. Worm Congratulations to elected President, Mr Moussa Bihi. Also congratulating Abdourahman Ciiro for his brilliant Campaign. We sincerely believe that all somaliland’s leaders & all somalilanders will keep stronger their faithfulness to Peace & Stability. Keep Up!" ayuu yidhi Wasiir Ilyaas.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured