War Deg-deg ah: Madaxweynaha la Doortay Muuse Biixi oo Caawa Kulan ku Booqday Musharaxii uu ka Guuleystay ee Waddani Ciro iyo Xogo laga helay

0
Tuesday November 21, 2017 - 23:43:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3536
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg-deg ah: Madaxweynaha la Doortay Muuse Biixi oo Caawa Kulan ku Booqday Musharaxii uu ka Guuleystay ee Waddani Ciro iyo Xogo laga helay

    War Deg-deg ah: Madaxweynaha la Doortay Muuse Biixi oo Caawa Kulan ku Booqday Musharaxii uu ka Guuleystay ee Waddani Ciro iyo Xogo laga helay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg-deg ah: Madaxweynaha la Doortay Muuse Biixi oo Caawa Kulan ku Booqday Musharaxii uu ka Guuleystay ee Waddani Ciro iyo Xogo laga helay
 Hargeysa(Xogreebnews)-Madaxweynaha cusub ee shacabka Somaliland doorteen Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Musharraxa madaxtimada Xisbiga Mucaaridka ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi Cirro, ayaa la sheegay inuu caawa kulan kedis ahi ku dhexmaraye Huteel Ambassador ee Magaalada Hargeysa.
Warar looga qaateen ah, ayaa sheegay inuu Madaxweynaha cusubi booqasho ugu tagay musharraxa uu ka guuleystay ee Waddani, waxanay xogguhu intaa ku darayaan in Musharrax Cirro laftiisu uu ku qaabiley kal-furnaan iyo soo dhoweyn.
Sidoo kale wararku waxay intaa raaciyeen in kulanka ay wehelinayeen musharaxa Waddani xubno kamid ah hoggaanka sare ee Xisbigaas, halka Madaxweyne Muuse ay wehelinayeen Siyaasiyiin kamid ah Xisbigiisa. Kulankan ayaan saxaafada loo ogoleyn wixii kasoo kordha la socda.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured