Suldan Guud ee Beesha Muuse Dheriyo Suldan Maxamed Suldan Cabdi Ismaciil oo Afka Furtay, Kana Hadlay Shaqaaqooyinka dhacay Xalay Xaafadda Daami, Fartana ku Fiiqay Shaqsiyaad Fidmo Wadayaal ah oo u Sheegay inay Colaad ka dhex-wadan Bulshada Walaalaha ah ee Xaafadda Wada-dega iyo Doorashadii dalka ka dhacday oo ka hadlay

0
Saturday November 18, 2017 - 20:42:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2556
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldan Guud ee Beesha Muuse Dheriyo Suldan Maxamed Suldan Cabdi Ismaciil oo Afka Furtay, Kana Hadlay Shaqaaqooyinka dhacay Xalay Xaafadda Daami, Fartana ku Fiiqay Shaqsiyaad Fidmo Wadayaal ah oo u Sheegay inay Colaad ka dhex-wadan Bulshada Walaalaha ah ee Xaafadda Wada-dega iyo Doorashadii dalka ka dhacday oo ka hadlay

    Suldan Guud ee Beesha Muuse Dheriyo Suldan Maxamed Suldan Cabdi Ismaciil oo Afka Furtay, Kana Hadlay Shaqaaqooyinka dhacay Xalay Xaafadda Daami, Fartana ku Fiiqay Shaqsiyaad Fidmo Wadayaal ah oo u Sheegay inay Colaad ka dhex-wadan Bulshada Walaalaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldan Guud ee Beesha Muuse Dheriyo Suldan Maxamed Suldan Cabdi Ismaciil oo Afka Furtay, Kana Hadlay Shaqaaqooyinka dhacay Xalay Xaafadda Daami, Fartana ku Fiiqay Shaqsiyaad Fidmo Wadayaal ah oo u Sheegay inay Colaad ka dhex-wadan Bulshada Walaalaha ah ee Xaafadda Wada-dega iyo Doorashadii dalka ka dhacday oo ka hadlay

Hargeysa(Xogreebnews)-"…Scw Anigoo Ah Suldanka Guud Ee Beelweynta Muuse Dheriyo Ee Jsl Waxan Halkan Hambalyo Uga Diraya Dhaman Shacbi Weynaha Jsl Sidii Fiicnayd Ee Aay Doorashadi U Galeen Codkodana U Dhiibteen Guushasi Waxay Yeelatay Cadoe Badan Oo Doonaya Inay Qasan Kuwas Oo Ujeedkodu Uu Yahay Inay Waanagi Dorashada Iyo Sharaftediba Aay Ku Bedelan Qas Iyo Dagal Si Loo Yidhahdo Dorashadu Sax Ma Ahaayn.

Waxa Taas Cadaynaya Rabshadihi Dhacayay Iyadoo Aan Wali Lagu Dhawaaqin Nati Jadii Doorashada.

Waxan Ugu Baaqaya Dhamaan Shacbiweynaha Jsl Inay Ilashadan Abnigood Kaas Aya Ka Weyn Dorasho Iyo Waxwalba Dorashada Qofkii Ilahay U Qoray Ayuunba Ku Guuleysandoona Laakin Hadi Uu Abnigu Xumaado Waxay Samaynaysa Mujtamaca Oo Dhan.

Waxan Hambalyo Iyagana U Diraya Tagerayasha Xisbiga Kulmiye Oo Aan Iy Agu Wax Rabshada Samayn Iyo Ucid Wadanina Waxa Wajib Ka Saranyahay Sidii Aay Taagerayashoda Ugu Sheegi Lahayen Inay Abniga Ilaliyan.

Waxan Iyagana Halkan Ka Cambaraynaya Shakhsiyad Tv Yada Qaarkood Ka Hadlay Oo Laha Waxa Laso Weraray Xaafada Daami Kuwas Oo Aan Ahayn Odayshi Xaafada Daami Ee Deganka Beesha Muuse Dheriyo Kuwa Sidas U Hadlaya Wa Beenalayal Doonaya Inay Abniga Xaafada Khal Khal Galiyan Mana Aha Marki Ugu Horaysay Horay Ayay Dhawr Mar Rabshado Xaafada Uga Sameyen Waxana Arintas Ka Dambeya Yarka La Yidhahdo Barkhad Jaamac Xirsi Oo Xisbiga Wadani Ku Beerla Xawsanaya Si Aay Xil Ugu Magacaban Hadi Aay Guuleystan Laakin Waxan U Sheegayna Isaga Iyo Inta La Midka Ahba In Xaafada Daami Aay Leedahay Saladin Iyo Siyasinba Idinkuna Aydan Dadkayaga Afkoda Ku Hadli Karin Beesha Muuse Dheriyo Ee Daami Dagana Waxay Codkoda Siiyeen Xisbiga Kulmiye Adiga Dad Kama Degena Daami Dadkinu Waa Reer Puntland Taga Halkas Oo Dadkina Afkoda Ku Hadla Lakin Daami Barkhad Iyo Nadiif Beeshodu Ma Degto Waa Niman Madhibana Oo Reer Puntland Ah Hunguri Xumo Ayunba Wada.

Waxan La Socodsinayna Hay Adaha Abniga Inay La Socdan Dhaq Dhaqaqa Abniga Lidka Ku Ah Ee Aay Wadan Barkhad Iyo Odayga Nadif La Yidhado Horena Barkhad Wa Tii Lagu Xidhay Isaga Rabshado Ka Wada Xaafada Daami Oo Maha Wax Qarson Waa In Sharciga La Hor Geeya Yarkas Barkhad Ee Marwalba Abnidarada Xaafadas Ka Samayna Malaha Wuxu Moodaya Inan Lala Socon Lkn Police Kuna Way Og Yihin Anana Waanu Ognahay Waxa Kale Oo Aan Iyagana Halkan Baaq Uga Diraya Siyasiyinta Iyo Odayasha Beesha Muuse Dheriyo Waxanan Ugu Baaqaya Inay Beeniyan Wixi Aay Barkhad Iyo Nadif Tv Yada Ka Sheegayen Ee Ahaa Xaalad Abuurka Abniga Xaafada Aay Ku Xumaynayen.

Wa Bilahi Towfiq

Suldan Maxamed Suldan Cabdi Ismaciil Suldanka Guud Ee Beelaha Muuse Dheriyo Ee Jsl




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured