Ciidamada C. I. D-da oo Maayirka Hargeysa Soltelco ku Wada Baadhis iyo Goobo Codbixineed oo uu khalkhaliyey

0
Tuesday November 14, 2017 - 03:50:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1655
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada C. I. D-da oo Maayirka Hargeysa Soltelco ku Wada Baadhis iyo Goobo Codbixineed oo uu khalkhaliyey

    Ciidamada C. I. D-da oo Maayirka Hargeysa Soltelco ku Wada Baadhis iyo Goobo Codbixineed oo uu khalkhaliyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada C. I. D-da oo Maayirka Hargeysa Soltelco ku Wada Baadhis iyo Goobo Codbixineed oo uu khalkhaliyey
Hargeysa(Xogreebnews)-Wararka laga helaayo ilo ku dhowdhow golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa, 
ayaa sheegay in Ciidamada Dambi Baadhista ee CID-du u yeedhay Maayirka Caasimada Somaliland ee Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), oo lagu eedeeyey inuu damcay inuu Xoog ku galo Sanduuq Codbixineed oo yaalay degmada Gacan Libaax ee Magaalada Hargeysa, gaar ahaan Xaafadda Cabaaye.
Wararku waxay intaa ku darreen in Maayirka Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco, oo watay Ciidamo Ilaalo ah oo badan, ayaa waxa halkaas isku dhac ku dhexmaray Dadweyne goobta ka Codeeyey, waxana khalkhal iyo rabshado muddo kooban socday dhexmaray Maayirka oo wata ilaaladiisa iyo Dadweynaha isku dayray Sanduuqa ay ka Codeeyeen.
Sidoo kale xogta laga helayo Yeedhmada Ciidamada C.I.D u yeedhay Maayirka, ayaa la sheegay inuu Maayorku isku dayey farogelin inuu sammeeyo xilliga doorashaddu socotay, waxa kaloo xoguhu intaa ku darreen in Maayirku ku marmar siyooday inuu caawa shaqo culus hayo, haseyeeshee uu xarunta dambi baadhista tegi doono Maalinta Beri
. La soco wixii kasoo kordhay 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured