Human Rights Watch oo Cambaaraysay Xayiraada Lagu soo Rogay baraha bulshada Somaliland xiliga doorashada

0
Saturday November 11, 2017 - 06:03:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1137
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Human Rights Watch oo Cambaaraysay Xayiraada Lagu soo Rogay baraha bulshada Somaliland xiliga doorashada

    Human Rights Watch oo Cambaaraysay Xayiraada Lagu soo Rogay baraha bulshada Somaliland xiliga doorashada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Human Rights Watch oo Cambaaraysay Xayiraada Lagu soo Rogay baraha bulshada Somaliland xiliga doorashada
Hargeysa(Xogreebnews)-Laetitia Bader oo ah cilmi baadhe sare oo ka tirsan Qaybta Afrika ee ururka caalamiga ah ee Human Rights Watch ayaa ka hadashay go’aanka Gudida Qaran ee Doorashooyinku uu ka soo saaray isticmaalka baraha bulshada xiliga doorashada. Waa kan qoraalkii ay soo saartay oo dhamaystiran.
13ka November, dalka iskii ugu dhawaaqay madax banaanida ee Somaliland ayaa qaban doona doorasho madaxwayne oo ah tii sadexaad ee ay qabato tan iyo 1991 kii markii ay ku dhawaaqday inay ka madax banaan tahay Somalia. Madaxwaynaha hadda xilka hayaa ayaa xilka ka degi doona, waxaana ku baratamaya murshax ka socda xisbiga talada haya iyo laba mucaaraad ah, doorashadan oo faalada dadka bixiyaa ay ku tilmaameen tartan isku dhow.
Gudida qaran ee doorashadu wuxuu maanta kaga dhawaaqay shir jaraa’id in uu xidhi doono baraha bulshada laga bilaabo 13 ka November ilaa inta ay soo baxayso natiijada doorashadu.
Iyada dawladuhu ay u raadiyaan xayiraadaha caynkaas ah cudur ah in faalada laga bixiyo dooashadu ay keenayso rabshado ama fiditaanka "war been abuur ah,” hadana in dadku helaan xog waxay daruuri u tahay in la helo doorasho xor iyo xalaal ah.
May 2015 baaq ay soo wada saareen khuburo ka kooban dawlado badan oo u xilsaaran xorriyadda hadalka waxaay sheegeen in xidhitaanka qayb dhan oo ka mid ah habka is gaadhsiintu aanu ahayn "mid sina weligii cudur loogaga heli karo xeerka xuquuqda aadanaha.” Xanibadaha dawladuhu soo rogaan waa inay yihiin kuwo sharciga ku salaysan oo daruuri ah islamarkaana u dhigma jawaab laga bixinayo walaac amni oo cayimn, balse maaha inuu noqdo uun in la xanibo qulqulka xogta.
Xayiradan hada la soo jeediayay waxaay noqon doontaa tii u horaysay ee Somaliland ka dhadca, balse kuma cusba gobolka. Dalal dhawr ah oo ay ka mid yihiin Sudan, Koonfurta Suudaan iyo Itoobiya ayaa madaxdooda is gaadhsiintu ay si toos ah u xanibeen interneetka maalmo ama mudooyin ka badan inta lagu jiray xasilooni darro bulsho ama doorasho.
November 2016 Gudida Afrika ee Xuquuqda Insaanka iyo Dadyowga ayaa ka muujiyay walaac "dhaqanka soo baxaya ee ah inay Dawlado qasayaan ama xanibayaan in la helo adeegyada is gaadhsiinta sida interneetka, baraha bulshada, adeegyada fariimaha, kuwaas oo sii badanaya xiliga doorashooyinka,” waxaayna ugu baaqeen dawladaha inay damaanad qaadaan, ixtiraamaan, oo ilalaiyaan xuquuqda muwaadiniintu u leeyihiin xorriyadda xogta iyo cabiriddda iyaga oo isticmaalaya adeegga interneetka.
Madaxda Somaliland waa inay aqoonsadaan in interneetku door muhiim ah ka ciyaaro horumarkeeda iyo geediga socodka dimoqraadiyada. Hadii ay walaac ka qabaan fiditaanka "war been abuur ah’ iyo xasilooni darro bulsho, waxaay fidin karaan xogta saxda ah, waxaayna wacyi gelin ka samayn karaan inaan la samayn rabshado.
Somaliland waxaay fursad u haysataa inay u qabato doorashada hanaan kobciya ka qaybgal sax ah. Waa inay ka noqoto qaadista talaabooyin waxyeelo taas u gaysan kara.
Shuttering Social Media During Somaliland’s Elections
Access to Information Crucial for Free, Fair Vote
Laetitia Bader
https://www.hrw.org/news/2017/11/10/shuttering-social-media-during-somalilands-elections
Senior Researcher, Africa Division, Human Rights Watch
On November 13, the self-declared autonomous state of Somaliland will be holding presidential elections, the third since declaring independence from Somalia in 1991. The incumbent is stepping down and the elections are pitting the ruling party’s candidate against two opponents, in what commentators describe as a close race.
Today, the national electoral commission announced at a press conference that it will be imposing a shutdown of social media from November 13 until the election results come out.
While governments have sought to justify such bans on the grounds that election commentary may spark violence or the proliferation of "fake news,” the public’s access to information is key to free and fair elections.
A May 2015 joint declaration by inter-governmental experts on freedom of expression states that shutting down entire parts of communications systems, "can never be justified under human rights law.” Government restrictions should be law-based and a necessary and proportionate response to a specific security concern, not simply to curtail the flow of information.
The proposed Internet shutdown would be a first in Somaliland, but not in the region. In several countries, including Sudan, South Sudan, and Ethiopia, telecommunications authorities have deliberately blocked the Internet for days or longer during periods of social unrest and elections.
In November 2016, the African Commission on Human and Peoples’ Rights raised concerns over, "the emerging practice of State Parties of interrupting or limiting access to telecommunications services such as the Internet, social media, and messaging services, increasingly during elections,” and called on governments to guarantee, r



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured