Siyaasi Cali Guray oo Ey Ku Tilmaamay Kaaderiinta Xisbiga Waddani, Musharrax Cirro-na ugu Hanjabay Hadii uu Mardambe Ku Eedeyo Musharrax Muuse Jid-goyn Inuu Eedi Doono... Dhacdadii Jidgoyn Siilaanyo iyo Muuse Biixi oo u ka Warbixiyey siday ku Timi."..Cabdiraxmaan Cirro Waxan kula talin lahaa waar aydaada Xidhxidho Hadii kale Waad eedi adiga iyo".

0
Friday November 03, 2017 - 04:02:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1915
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Cali Guray oo Ey Ku Tilmaamay Kaaderiinta Xisbiga Waddani, Musharrax Cirro-na ugu Hanjabay Hadii uu Mardambe Ku Eedeyo Musharrax Muuse Jid-goyn Inuu Eedi Doono... Dhacdadii Jidgoyn Siilaanyo iyo Muuse Biixi oo u ka Warbixiyey siday ku Timi."..Cabdiraxmaan Cirro Waxan kula talin lahaa waar aydaada Xidhxidho Hadii kale Waad eedi adiga iyo".

    Siyaasi Cali Guray oo Ey Ku Tilmaamay Kaaderiinta Xisbiga Waddani, Musharrax Cirro-na ugu Hanjabay Hadii uu Mardambe Ku Eedeyo Musharrax Muuse Jid-goyn Inuu Eedi Doono... Dhacdadii Jidgoyn Siilaanyo iyo Muuse Biixi oo u ka Warbixiyey siday ku Timi.&q

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Cali Guray oo Ey Ku Tilmaamay Kaaderiinta Xisbiga Waddani, Musharrax Cirro-na ugu Hanjabay Hadii uu Mardambe Ku Eedeyo Musharrax Muuse Jid-goyn Inuu Eedi Doono... Dhacdadii Jidgoyn Siilaanyo iyo Muuse Biixi oo u ka Warbixiyey siday ku Timi."..Cabdiraxmaan Cirro Waxan kula talin lahaa waar aydaada Xidhxidho Hadii kale Waad eedi adiga iyo".
"..WADDANI: BEEN IYO DIRADIRAYN
Berigii Gudoomiyaha SNM la isku hortaagay Laanqayrta markii ugu horaysay eenu kulanay wuxu nagu soo maray Xarshin. Eraygan "jid-gooyo” ee reer Waddani ay kaambaynka ka dhigtaan ayaan hadalkayga uga bilaabay intii aanan wax kale u gudbin si aan u ogaado Axmed dhacdadaa foosha xumayd siduu u arko. Hadalkii na dhexmaray wuxu u dhacay sidan- goobjoogayaashina way nool yihiin.

Waxan idhi Gudoomiye marka hore erayga" jidgooyo" dhinaca milatariga waa waajib dagaal oo waddo ama jid cadow soo marayo halka ugu cidhiidhsan eenu dhinacna uga leexan karin marka hore loogu aaso miino Anti tank ah dabeed wadada labadeeeda dhinacna  col dhabogal ka sameeyo. Marka ay miinadu la kacdo gaadiidka ayaa colkii dhabagalka ku jiray rasaasta ku furaan gaadiidkii iyo cadowgii saarnaa. Gudoomiye arintii Laanqayrtu miyay sidaa ahayd? Axmed si toosa wuxu iigu jawaabay "waar maya maya”. Markaa horta falkaasi waa qalad in jidgooyo lagu sheegaa. Sua’aal kale ayaan jecelahay iyadana inaad iiga jawaabto eh Ilaahay baan kugu dhaariyaye arintii halkaa ka dhacday miyaad adigu rumaysan tahay inay ahayd shirqool lagu talogalay in adiga lagugu dilo? Tiina toos buu iigaga jawaabay oo wuxu yidhi " maya ma qabo laakiin arintaasi Itoobiyaanka ayay aad uga cadhaysiisay waayo nimanku inay Itoobiya joogaan oo marti aynu u nahayba kamay fakrin Itoobiyaankuna waxa leeyihiin sidee ayaa loo odhan karaa Gudoomiyaha SNM oo ciidan Itoobiyaan ahi la socdaan nabadgelyadiisana ay masuul ka yihiin noqda wadada mari maysaan eh. Kuwan  Waddani ee guul ka daydaya meel aanay ugu jirin ee had iyo goor xoqxoqa merl aan u xoqmaynin waxay ogyihiin iyoo waxay garanayaan midnna ma jiro. Wakhtigii Halganka wax badan baa dhacay kuwa ay wax u yaqaanaan inta runta ah een anigaygan ka ogahay hadaan ka waramo beentoodu waxay noqon xaydba la ilowye wuxun allasaar yaa yidhaa waxba sheegimaysaan oo wax aad ogtihiinba ma jirto eh ha ka hadlinina kuwa wax og ee weliba ay biyaaha uga fududahay inay waxa ay ogyihiin sheegaan ha ka hadlinina hadii aad ka hadlisaan marada ayaydin tuuri oo waxaydin isku ciil kaambiyi Ilaahayo maxaa idinku watay ee uga hadliseen bal maa afkiina iska haysataan. Kuwan beenta aan sal iyo raadka lahayn ku warwareegaya hadalkoodu raandhays ma leh waayo waxay ka hadlayaan wax aanay iyagu goobjoog u ahayn cid goobjoog ahayd oo ay xiganayaanna jirin. Laakiin ka waxa isagu goobjooga u ahaa ka hadlaya cid ku beenin karta oo goobjoog ahaydna aanay jirini wuxu sheegaa saw taariikhda gelimayso. Cabdiraxmaan Cirro waxan kula talin lahaa waar aydaada xidhxidho hadii kale waad eedi adiga iyo inta u rixinaysa ee dabada ka soo riixaysa. Maxaa u diiday qof keliya oo yidhaa aniga ayaa u soo taagnaa. Wax aanse been iyo dirodirayn ahayn oo guul ka raadin kartaanba miyaydaan haysanin. Waa nasiibdarro hadii aydaan haysanine bal iska wadwata waxa idiin hadhay maalmo tirsane".



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured