Xisbiga WADDANI Oo Deeqo Geel Iyo Biyo Ah Ugu Deeqay Degmooyinka Salaxlley Iyo Balimataan.

0
Tuesday October 31, 2017 - 20:12:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2568
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga WADDANI Oo Deeqo Geel Iyo Biyo Ah Ugu Deeqay Degmooyinka Salaxlley Iyo Balimataan.

    Xisbiga WADDANI Oo Deeqo Geel Iyo Biyo Ah Ugu Deeqay Degmooyinka Salaxlley Iyo Balimataan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga WADDANI Oo Deeqo Geel Iyo Biyo Ah Ugu Deeqay Degmooyinka Salaxlley Iyo Balimataan.

Balimataan(Xogreebnews) Xisbiga muacaaradka ah ee WADDANI, ayaa kaltankii sadexadaa ee olollihiisa, wuxu degmooyinka Salaxley iyo Balimataan ee gobolka Maroodijeex wuxuu u fidiyey deeq iskugu jirtay Geel iyo Biyo oo ugu talo-galay inuu ku kaalmeeyo dadka jilicsan iyo acyaanta deegaanadaa.

Deeqdan Xisbiga WADDANI degaanadaa gaadh-siiyey oo ay gadh-wadeen Xisbiga uga ahaayeen xubno ku jira hoggaanka Sare ee Xisbiga WADDANI oo kale ah Aadan Suldaan Cabdiraxman Suldaan Diiriye iyo Xasan Cismaan Sabce, waxaana dadka deegaanada ku dhaqan ee deeqahaas la gaadhsiiyey si weyn ugu mahad-celiyeen Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, kaasi oo ay ku tilmaameen inuu yahay mid u diir-naxaya dad weynaha iyo dadka jilicsan ee Somaliland, sidoo kale labadan masuul ee socdaalka deegaanadaa ku tegay deeqahana gaadhsiiyey, ayaa geestooda mahad-naq ballaadhan ujeediyey bulshada ku dhaqan Salaxley iyo Balimataan, waxaanay ku booriyeen inay codkooda siiyaan hoggaamiyaha bulshada la dareen ah Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured