Daawo Xogreeb Tv: Cabdicasiis Samaale oo Khudbad cajiiba ka jeediyey Beerta Xoriyadda iyo nuxurka ay daaranayd ...

0
Tuesday October 31, 2017 - 18:34:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 968
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Xogreeb Tv: Cabdicasiis Samaale oo Khudbad cajiiba ka jeediyey Beerta Xoriyadda iyo nuxurka ay daaranayd ...

    Daawo Xogreeb Tv: Cabdicasiis Samaale oo Khudbad cajiiba ka jeediyey Beerta Xoriyadda iyo nuxurka ay daaranayd ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Xogreeb Tv: Cabdicasiis Samaale oo Khudbad cajiiba ka jeediyey Beerta Xoriyadda iyo nuxurka ay daaranayd ...

Berbera(Xogreebnews):- Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee magaalada Berbera, ayaa maalinta afraad ee ololaha Xisbigaas oo Maanta dalka oo dhan laga oogay, waxay muujiyeen Wacdaro iyo Dhoolla-tus cajiib ah, iyaga oo Musharrixiinta iyo Masuuliyiinta Kulmiye-na ka dhegaystay Khudbado ay uga jeediyeen Fagaaraha Khayriyada ee magaaladaas.

 

 

 

KULMIYE IYO BERBWERA 2017

Dhoolla-tuskaas Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ka oogeen magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil iyo Masuuliyiinta iyo Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbigaasi ee isu-soobaxa Taageerayaasha Berbera kala qaybgalay, waxaynu soo qaadanaynaa Siyaasiga Cabdicasiis Maxamed Samaale oo isagu khudbad dheer halkaas ka jeediyey, waxaannu Nuxurka Khudbaddiisu xambaarsanayd iyadoo dhammaystiran idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured