Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan, oo Sheegay In Musharaxa Xisbiga Waddani Uurkiisa Iyo Afkiisu Aanay Isku Mid Ahayn.

0
Tuesday October 31, 2017 - 01:11:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan, oo Sheegay In Musharaxa Xisbiga Waddani Uurkiisa Iyo Afkiisu Aanay Isku Mid Ahayn.

    Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan, oo Sheegay In Musharaxa Xisbiga Waddani Uurkiisa Iyo Afkiisu Aanay Isku Mid Ahayn.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan, oo Sheegay In Musharaxa Xisbiga Waddani Uurkiisa Iyo Afkiisu Aanay Isku Mid Ahayn.
Burco(Xogreebnews)-Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Cali Xasan Maxamed, Ayaa Sheegay In Musharaxa Xisbiga Waddani Uurkiisa Iyo Afkiisu Aanay Isku Mid Ahayn.
Wasiirka , Ayaa Hadalkan Ka Sheegay Xafladd Balaadhan Oo Lagu Soo Dhaweynayey Taageerayaal Dhallinyaro Ubadnayd Oo Kasoo Digorogtay Xisbiga Waddani Kuna Soo Biirey Xisbiga Midnimada Iyo Horumarinta Ee Kulmiye, Xafladan Ayaa Lagu Qabtay Magaaladda Burco. Xafladan Ayaa Waxa Kasoo Qeybgalay Taageerayaal Baddan Oo Dhallinyaro Ubadnaa Oo Xisbiga Kulmiye Ah, Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Gobolka Togdheer. Xildhibaano Golaha Guurtida Ah, Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad Ee Xisbiga Kulmiye, Xildhibaano Golaha Wakiiladda, Golaha Deegaanka Burco, Iyo Dadweyna Kale Oo Tiro Baddan.
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Gobolka Togdheer. Xubno Qurbajooga Oo Saraakiisha Xisbiga Kulmiye Ka Tirsan, Ayaa Iskadaba Marey Guulaha Kulmiye Soo Hooyay Mudadii Todobada Sano Ahayd, Iyoo Guulaha Maanta Hiigsanyo. Dhinacana Kalana Soo Dhaweeyey Xubnahan Dhallinyaradda Ee Caawa Xisbiga Ku Soo Biirey. Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Mudane Cali Xasan Maxamed Ayaa Sheegay In Musharaxa Xisbiga Waddani Ereyada Uu Ku Kaanbeyn Garanayo Ee Bulshada Ku Beerlaxawsanayo Iyo Uurkiisu Aanu Is Lahayn. Balanqaadkiisuna Been Yahay. Wasiir Cali Xasan Maxamed Ayaa Dhinaca Kale Dhallinyartan Caawa Kusoo Biirey Utilmaamay In Guusha Kulmiye Maanta Ku Jirto Gacmahooda Oo Codkooda Siiyeen Xisbiga Kulmiye 13 November, Waxaanu Usheegay In Xisbigu Uhiiliyey Tabantaabiyey Dhallinyaradda Ee Maanta Kana Qeybgaliyey Tallada Dalka.
Image may contain: one or more peopleImage may contain: 1 person, standing and outdoorImage may contain: 7 people, people on stageImage may contain: 7 people, people standingImage may contain: 1 personImage may contain: 1 person, standingImage may contain: 1 person, sitting



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured