"..Reero Ma Tartamayaan ee niman-baa Tartamaya oo labaddaasi (Muuse iyo Cirro) ayuunbuu Ilaahay mid uun siine. Sheydaanka ha layska naaro Sheydaanka laftiisii baabad moodda inuu casharaddii siyaasadda Ee Somaliland ee Qaaxo-logy iyo Naxliology uu bixinayee".Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.

0
Monday October 30, 2017 - 18:41:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1360
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "..Reero Ma Tartamayaan ee niman-baa Tartamaya oo labaddaasi (Muuse iyo Cirro) ayuunbuu Ilaahay mid uun siine. Sheydaanka ha layska naaro Sheydaanka laftiisii baabad moodda inuu casharaddii siyaasadda Ee Somaliland ee Qaaxo-logy iyo Naxliology uu bixinayee".Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.

    "..Reero Ma Tartamayaan ee niman-baa Tartamaya oo labaddaasi (Muuse iyo Cirro) ayuunbuu Ilaahay mid uun siine. Sheydaanka ha layska naaro Sheydaanka laftiisii baabad moodda inuu casharaddii siyaasadda Ee Somaliland ee Qaaxo-logy iyo Naxliology u

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"..Reero Ma Tartamayaan ee niman-baa Tartamaya oo labaddaasi (Muuse iyo Cirro) ayuunbuu Ilaahay mid uun siine. Sheydaanka ha layska naaro Sheydaanka laftiisii baabad moodda inuu casharaddii siyaasadda Ee Somaliland ee Qaaxo-logy iyo Naxliology uu bixinayee".Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.

"..Dadka inta badan siyaasadda Somaliland dhex meereysta labadda degree Ee ay ka qaatan waa Qaaxology, iyo Naxliology. Maalin walba waa aragtaan waxa lays weydaarsanayo Ee aan caqliga ku fadhiyin. Haddaba waxa igaga sii yaab badan kuwa ku dhego barjoobay Ee maalin walba kala taageera dhinacyadda siyaasadda Ee dadkaasi u kala tiriya, Hebel cay iyo qabiil hebel aflagaadee ay kaga dhegtay. Bal miyaad aragtay nin ku maagaya hebel qabyaalad baad ku raacday, hadda isaguna tiisa arkimaayo. Qofku waa xor Oo cidduu doono ha raaco, laakiin shakhsi cayga iyo qabiil caygu inaga reeban. Dadku miyaanay ogeyn inay danbi xun ku jiraan oo aakhiradoodii dhaawacaysa markay social media iyo websiteska shakhsiyaadku iska weeraraan. 

Dhalinyaradan waalatay ee danahoodii ku seegaya siyaasad jaahwareersan waxaan Kula talinayaa; fadlan si basar leh wax u taageera idinkoo wax aflagaadeynta ka reebaya. Dadku waa isla inagii, dalkuna wuu inaga dhaxeeyaa, cidii guuleysatana Ilaahay baa u qoray, intiinan is haysatana cid si gaar ah wax Ugu helaysaa Ma jirto. Waa isla weynee mabay weyneyn, reero Ma tartamayaan ee niman baa tartamaya oo labaddaasi ( Cirro iyo Muuse) ayuunbuu Ilaahay mid uun siine. Sheydaanka ha layska naaro Sheydaanka laftiisii baabad moodda inuu casharaddii siyaasadda Ee Somaliland ee Qaaxology iyo Naxliology uu bixinayee. Ilaahay Nabad waarta haynoogu dhameeyo. Bashar Kula mid ah ha ku dhibsan fikradiisa; waa walaalka Oo laga yaabo inaad berito isku fikrad noqotaan. kheyr Baan idiin rajaynayaa". ayuu yidhi Aqoonyahan Jamal Cali Xuseen




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured