Gudoomiyaha Nusdambeedka Kulmiye ee Canada oo si weyn loogu soo dhoweeyey Magaaladda Hargeysa, Wasiiro, Siyaasiyiin iyo Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo Madaarka ku qaabiley+ Kulan dhex-maray Murashaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Oday Sabayse…

0
Sunday October 29, 2017 - 20:32:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1037
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Nusdambeedka Kulmiye ee Canada oo si weyn loogu soo dhoweeyey Magaaladda Hargeysa, Wasiiro, Siyaasiyiin iyo Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo Madaarka ku qaabiley+ Kulan dhex-maray Murashaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Oday Sabayse…

    Gudoomiyaha Nusdambeedka Kulmiye ee Canada oo si weyn loogu soo dhoweeyey Magaaladda Hargeysa, Wasiiro, Siyaasiyiin iyo Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo Madaarka ku qaabiley+ Kulan dhex-maray Murashaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Oday Sabay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Nusdambeedka Kulmiye ee Canada oo si weyn loogu soo dhoweeyey Magaaladda Hargeysa, Wasiiro, Siyaasiyiin iyo Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo Madaarka ku qaabiley+ Kulan dhex-maray Murashaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Oday Sabayse…

Hargeysa(Xogreebnews)-Gudoomiyaha nusdambeedka Xisbiga Kulmiye ee Canada Md. Axmed Cali Sabayso, ayaa lagu soo dhoweeyey Madaarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa. waxana halkaa kusoo dhoweeyey Siyaasiyiin miisaankoodu wan-yahay, oo u kamid yahay Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, Wasiirka cadaaladda Cadare, Siyaasiyiin ka tirsan Xisbiga Kulmiye iyo sidoo kale, xubno kamid ahaa Asxaabta Gudoomiye Axmed Sabayse.

aqoonyahanada iyo Siyaasiyiinta kusoo dhoweeyey Madaarka Magaaladda Hargeysa Gudoomiyaha nusdambeedka Xisbiga Kulmiye ee Canada Md. Axmed Cali Sabayso, ayaa halkaa ka jeediyey weedho soo dhoweyn ah, kuwasoo dhamaantood tilmaamay in Gudoomiyaha nusdambeedka Xisbiga Kulmiye ee Canada Md. Axmed Cali Sabayso, yahay shaqsiyad aad u wanaagsan, isla markaana uu laf-dhabar u yahay dhismaha iyo wada-jirka laamaha Xisbiga Kulmiye ee North America, isagoo ah odayga nusdambeedka ee dejiya shaxda ama qorshayaasha horumarineed ee ay ku tallaabsadeen guddiyada laamaha Kanada iyo Maraynkanka.

sidoo kale, Gudoomiyaha nusdambeedka Xisbiga Kulmiye ee Canada Md. Axmed Cali Sabayso, ayaa kulan kula qaatay jagadda Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi. kuwasoo salaan kaddib waqti yar ku wada-sheekaystay, hase-yeeshee waxay u ballaameen kulamo dambe.

gudoomiye Axmed Cali sabayse, ayaa dalka u yimmi sidii uu door-weyn uga qaadan lahaa arrimaha doorashadda, isaggo oloollaha Xisbigiisa Kulmiye kula hal-gami doono sidii uu guusha u hanaan lahaa Musharaxooda Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxana la filayaa inuu maalmaha soo socda Gudoomiyaha nusdambeedka Xisbiga Kulmiye ee Canada Md. Axmed Cali Sabayso, si weyn looga arki doono fagaarayaasha Siyaasadda Somaliland.

daawo Sawiiradda soo dhoweynta Gudoomiyaha nusdambeedka Xisbiga Kulmiye ee Canada Md. Axmed Cali Sabayso

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing, beard and outdoorImage may contain: 3 people, people smiling, people standing, suit and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing, suit, beard and outdoorImage may contain: 1 person, smiling, standing and outdoorImage may contain: one or more people and outdoorImage may contain: 2 people, people standing, beard, sky and outdoorImage may contain: 1 person, standing, sky and outdoorImage may contain: 1 person, smiling, sky, tree and outdoorImage may contain: 3 people, people standing and outdoorImage may contain: 1 person, standing and outdoorImage may contain: 2 people, people smiling, people standing, suit and outdoorImage may contain: 2 people, people standing, suit and outdoorImage may contain: 2 people, people standing, beard and outdoorImage may contain: 1 person, standing, suit and outdoorImage may contain: 4 people, people standing and outdoorImage may contain: 2 people, people standing, suit and outdoor




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured