Siyaasi Cabdiraxmaan cawil oo kamid ah Guddida Kaambeynka Gobolka Saaxil ee Xisbiga Kulmiye oo la Damaashaadday Taageerayaasha Xisbigiisu kusoo bandhigay Berbera…Daawo Sawiiro

0
Saturday October 28, 2017 - 19:26:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1352
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Cabdiraxmaan cawil oo kamid ah Guddida Kaambeynka Gobolka Saaxil ee Xisbiga Kulmiye oo la Damaashaadday Taageerayaasha Xisbigiisu kusoo bandhigay Berbera…Daawo Sawiiro

    Siyaasi Cabdiraxmaan cawil oo kamid ah Guddida Kaambeynka Gobolka Saaxil ee Xisbiga Kulmiye oo la Damaashaadday Taageerayaasha Xisbigiisu kusoo bandhigay Berbera…Daawo Sawiiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Cabdiraxmaan cawil oo kamid ah Guddida Kaambeynka Gobolka Saaxil ee Xisbiga Kulmiye oo la Damaashaadday Taageerayaasha Xisbigiisu kusoo bandhigay Berbera…Daawo Sawiiro

Berbera(Xogreebnews)-Siyaasi weyn ee Cabdi Cawil Xasan, oo kamid ah Guddida Kaambeynka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil, ayaa Maanta hor-kacayey Boqolaal kamid taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil.

Siyaasi Cabdiraxmaan Cawil xasan, oo kamid tirarka culculus ee Siyaasiyiinta Gobolkaas, kana tirsan Xisbiga Kulmiye guddidiisa Kaambeynka, ayaa wacdaro ka dhigay Gobolka Saaxil, waxana la arkaayey isagoo dhex-socda dadweynaha taageerayaasha Kulmiye oo ku damaashaadday Gudaha Magaaladda iyo degmooyinka hoos-yimaadda.


Image may contain: one or more people, people standing, people walking, crowd and outdoorImage may contain: one or more people, people standing, car and outdoorImage may contain: one or more people, people standing, car and outdoor


https://www.facebook.com/100008840852128/videos/1744100932561252/


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured