War Deg-deg ah: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Sheikh Saleeban Siciid Cali oo hadda iska Casilay Xilkii uu ka hayey Xukuumada iyo Xisbigeeda Kulmiye...

0
Thursday October 26, 2017 - 09:26:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg-deg ah: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Sheikh Saleeban Siciid Cali oo hadda iska Casilay Xilkii uu ka hayey Xukuumada iyo Xisbigeeda Kulmiye...

    War Deg-deg ah: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Sheikh Saleeban Siciid Cali oo hadda iska Casilay Xilkii uu ka hayey Xukuumada iyo Xisbigeeda Kulmiye...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg-deg ah: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Sheikh Saleeban Siciid Cali oo hadda iska Casilay Xilkii uu ka hayey Xukuumada iyo Xisbigeeda Kulmiye...
Hargeysa(Xogreebnews)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaaf Somaliland Sheekh Saleebaan, ayaa Maanta si rasmiya u shaaciyey inuu iska casilay xilkii uu ka hayey Xuluumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo.
Sidoo kale, Sheekh Saleeban Siciid Cali, Waxa u iska casilay xubinimadii Xisbiga tallada haya ee Kulmiye. Goordhow Filo muqaalka Sheikh Saleeban Siciid Cali oo Shir Jaraaid saaka ku qabtay Magaaladda Berbera.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured