War-deg-deg ah: Laanta Xisbiga Kulmiye ee Jarmalka oo Xilka Qaaday Gudoomiyahoodii iyo Sababta oo ay Caddeeyen...

0
Wednesday October 25, 2017 - 23:15:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1167
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War-deg-deg ah: Laanta Xisbiga Kulmiye ee Jarmalka oo Xilka Qaaday Gudoomiyahoodii iyo Sababta oo ay Caddeeyen...

    War-deg-deg ah: Laanta Xisbiga Kulmiye ee Jarmalka oo Xilka Qaaday Gudoomiyahoodii iyo Sababta oo ay Caddeeyen...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War-deg-deg ah: Laanta Xisbiga Kulmiye ee Jarmalka oo Xilka Qaaday Gudoomiyahoodii iyo Sababta oo ay Caddeeyen...
jermany(Xogreebnews)-Waxaa Hogganka Guud Ee Xisbiga Kulmiye Germany Xilkii uu Xisbiga u Hayaay ka Qadeen Gudoomiyaha Guud ee Laantaa Germany Mudane COLAD AHMED ALI Marku ku kacay wax ku liid ah sharciga iyo shuruucda u yaala Xisbiga, Waxaan shirkaa Ka soo qeeb Galay Hogganka Sare Xisbiga kulmiye oo ka Kooban 9 qof 7 ka mid ah ayaa isku Raacay ina Xilka laga Qaado Mr Colaad oo u Gudoomiyaha waxaan Shirkaa Gudoominayeey Gudoomiye ku xigeen Abdiraxaman,Waxan ka mid ah,
1.G/xigeen Abdiraxaman hassan cali Hayste
2.Xoghayaha Guud Kamiil Abdisalaan
3. Xoghayaha Wacyigalinta Mudane Maxamed Haybe Yasiin
4.Afhayeenka Mudane Yusuuf Mohamed Xirsi
5.Gudoomiyaha Dhalin Yarada mudane Nasir Ali Ibrahim
6.Gudoomiyaha Gobalka Niedersachsen Abdiraxaman Ahmed Cali
Waxaay Dhamaan isku Afgarateen iskuna Raceen inaay Xilkii ka Qadeen Gudomiye Colaad Halkaas oo ay ku Doorteen Gudoomiye Cusuub oo ay u Magacbeen Abdirahmaan Hasan Cali Hayste inuu Noqdo Gudoomiyaha Guud Ee Xisbiga kulmiye Ee Germany,
Alle mahad Leh,



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured