War deg-deg ah: Xisbiga Kulmiye oo Waxka Bedelay Qorshaha Oloolihiisa Maanta Magaaladda Hargeysa iyo Magacyada Shaxda Loo Qoon-deeyey isu soo baxa Maxaa Sabaabay...

0
Wednesday October 25, 2017 - 03:01:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2728
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War deg-deg ah: Xisbiga Kulmiye oo Waxka Bedelay Qorshaha Oloolihiisa Maanta Magaaladda Hargeysa iyo Magacyada Shaxda Loo Qoon-deeyey isu soo baxa Maxaa Sabaabay...

    War deg-deg ah: Xisbiga Kulmiye oo Waxka Bedelay Qorshaha Oloolihiisa Maanta Magaaladda Hargeysa iyo Magacyada Shaxda Loo Qoon-deeyey isu soo baxa Maxaa Sabaabay...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War deg-deg ah: Xisbiga Kulmiye oo Waxka Bedelay Qorshaha Oloolihiisa Maanta Magaaladda Hargeysa iyo Magacyada Shaxda Loo Qoon-deeyey isu soo baxa Maxaa Sabaabay...
Hargeysa(Xogreebnews)-Wareega labaad ee Oloolaha Doorashadda Madaxtooyadda Somaliland, oo u 25-ka Octeber u leeyahay Xisbiga Kulmiye, ayaa wax laga bedelay qorshihii wareega koowaad Xisbiga Kulmiye ku galay maalintii hore.
Warar iyo xogo u dhuundaloola Xisbiga Kulmiye oo ay heshay shabakada Warbaahinta Xogreebnews.com, ayaa sheegay in isu soo baxa beri 25-ka bisha Xisbigu joojiyey inuu dhaamaan taageerayaashiisa ku qaabilo fagaaraha Beerta Xoriyada Hargeysa, waxana taas bedelkeeda xisbigu qorsheeyey in taageerayaasha Xaafadduhu isugu soo baxaan goobo ku kala yaala shanta degmo ee Caasimadda.
Waxana xogta shaxdu sheegayso kala yihiin goobaha la iskugu iman doono sidan.
1. Deg/Ib/Koodbuur----- Garoonka Dhalinta
2. Deg/ 26june------ Garoonka Xawaadle
3. Deg/Gacan-Libaax---- Barxada Sh. Madar
4. Deg/ M.Haybe------ Garoonka Saylada
5. Deg/ Axmed Dhagax--------- Garoonka Hargeysa Stadium 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured