Wafti ballaadhan oo u hoggaaminaayo Maxamed BBC oo waddanka ku soo fool leh + Ujeedada waftigaasi

0
Sunday October 22, 2017 - 01:06:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1138
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafti ballaadhan oo u hoggaaminaayo Maxamed BBC oo waddanka ku soo fool leh + Ujeedada waftigaasi

    Wafti ballaadhan oo u hoggaaminaayo Maxamed BBC oo waddanka ku soo fool leh + Ujeedada waftigaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafti ballaadhan oo u hoggaaminaayo Maxamed BBC oo waddanka ku soo fool leh + Ujeedada waftigaasi Bristol(Xogreebnews):- Wafti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo Maxamed BBC aya dhawaan dalka ku soo guryo noqon doona sida uu mudane Maxamed BBC u sheegay shabakadda wararka ee LaaleysNews, waftigan oo ka socda xisbiga Kulmiye, waxaana uu Maxamed sheegay in ujeedada safarkood aay dalka ku imanayaan ay tahay sidii ay u guddan lahaayeen wajibaadkii qaran ee dalkan Somaliland. Waftigan ayaa sidoo kale a filayaa in ay qeyb wayn ka qaataan taageerada iyo guusha Xisbiga Kulmiye. Dhanka kale mar ay shabakkada wararka ee LaaleysNews wax ka weydiisay bal wakhtiga uu waftigani waddanka imanayaano ayaa waxa uu sheegay Maxamed BBC in wakhtiga waftigan la qorsheeyey in ay dalka imaadaan ay tahay 25/10/2017.
halkan hoose sii riix
https://www.facebook.com/faisal.abdirahman.56/videos/10154998900950732/



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured